Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Qandaraas lagu Bixinaayo shidaalka Soomaaliya oo la ansixiyey

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Guddiga isku-dhafka heer Wasaaradeed ee Qandaraas bixinta ayaa ansixiyay habraacyada qandaraas bixinta shidaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu Danbeeyey Abaabul Dagaal oo ka socda Deegaano katirsan Gamudug

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Abaabul dagaal oo ka dhan ah Al Shabaab ayaa ka socda deegaano hoostaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar ka dhacay Daanta Galbeed oo lagu dilay laba Falastiiniyiin iyo sarkaal Israa’iili ah

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Ciidamada Israa’iil ayaa toogasho ku dilay laba nin oo hubeysan oo Falastiini ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ergeyga Abaaraha oo Golaha Guud ee QM uga warbixiyay Xaaladda Soomaaliya

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame, ayaa kulamo…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada dhimashada daadadkii dalka Pakistan oo korortay

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 irada dhimashada ee ka dhalatay daadadkii ku dhuftay Pakistan ayaa dhaafay 1400, iyadoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Gobolka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya oo lagu garaacay duqeymo cirka ah shalay

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Gobolka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya ayaa lagu garaacay duqeymo cirka ah Talaadadii, sida…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Al-caddaala “Waxaan haynaa caddeymo dad Al-shabaab u direen in qabaa’ilka la isku diro”

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukumadda Federaalka, Cabdiraxmaan Shiikh Yuusuf Al-cadaala ayaa shaaca…

Posted in WARARKA MAANTA

Xiisad dagaal oo ka taagan deegaano ka tirsan G/Galgaduud

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Xiisad dagaal ayaa weli ka taagan deegaano hoos yimaada degmada Balanbale ee Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaligii la kulmay boqorad Elizabeth- magaalada London ee qasriga Buckingham place

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022 Xasan Adan Axmed, oo ah xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland, ayaa ka mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo xilka kala wareegay Cumar Finish

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022\ Guddoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo muujisay walaac ku saabsan Daacuun ka dillaacay dalka Siiriya

Talaado: SEPTEMBER 13, 2022 Qaramada Midoobay ayaa muujisay walaac ku saabsan Daacuun ka dillaacay dalka Siiriya muddo…

Posted in WARARKA MAANTA

Isku dhacyo Ciidan oo ka dhacay xuduudka dalalka Azerbaijan iyo Armenia

Talaado: SEPTEMBER 13, 2022 Wasaraadda difaaca dalka Azerbaijan ayaa sheegtay in is rasaasayn ka dhacday xuduudka labada…