Author: QOL Contributor
Erik Ten Hag: Kooxda Man United niyadda ayaa u dhisantay xilli Man United ay shaley 3-1 uga badisay kooxda Arsenal.
Talaado: SEPTEMBER 6, 2022 Tababaraha kooxda Manchester United Eric Tan Hag ayaa sheegay in kooxdiisa ay niyadda…
Waa kuma Madaxweynaha la doortay ee Kenya, William Samoei Ruto
Talaado: SEPTEMBER 6, 2022 Wuxuu sanadkii 1966-dii ku dhashay deegaanka Sugoi oo ka tirsan gobolka Rift Valley…
RW Xamse oo Ganacsatada kala shiray Gurmadka Abaaraha
Talaado: SEPTEMBER 6, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Hamse Cabdi Barre iyo Guddiga Qaran ee Gurmadka…
Dabbaaldegyo ka socda magaalada Eldoret kadib go’aanka maxkamadda Kenya ilaa xalay
Talaado: SEPTEMBER 6, 2022 Shacabka ku nool magaalada Eldoret ee gobolka Rift Valley ayaa dabbaldegyo ka dhigaya…
Liz Truss oo noqoneysa Ra’iisul Wasaaraha cusub ee UK
Talaado: SEPTEMBER 6, 2022 Wasiirka arrimaha dibadda Britain Liz Truss, ayaa noqoneysaa Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalkaas…
Qaramada Midoobey: Soomaaliya waxay qarka u saaran tahay inay ku habsato macluul
Talaado: SEPTEMBER 6, 2022 Madaxa arrimaha banii’aadanimada ee Qaramada Midoobey Martin Griffiths, ayaa sheegay in deegaanno kamid…
Qaar kamid ah siyaasiyiinta kusoo baxay xisbiga William Ruto Aadan Barre Ducaale
Talaado: SEPTEMBER 6, 2022 Aadan Barre Ducaale-ayaa kursigiisii xajistay. Waxaa laga soo doortaa magaalada Gaarisa ee gobolka…
Uhuru Kenyatta oo marki ugu horreysay ka hadlay go’aanka maxkamadda sare ee Kenya
Talaado: SEPTEMBER 6, 2022 Madaxweynaha xilka ka degaya ee Uhuru Kenyatta ayaa markii ugu horreysay ka hadlay…
Milateriga Israa’iiloo iska fogeysay dilkii wariye Shireen Abu Aqla
Talaado: SEPTEMBER 6, 2022 Milateriga Israa’iil ayaa soo gabagabeeyay in ay jirto in mid ka mid ah…
Ra’ila Odinga oo soo dhoweeyey go’aankii Maxkamadda Sare ee Kenya
Talaado: SEPTEMBER 6, 2022 Musharrixii doorashada lagaga guuleystay ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in uu ixtiraamayo…
M/weynaha Galmudug oo gaarey deegaanka Cadakibir oo dhawaan weerar ka geysteen Al-shabaab
Talaado: SEPTEMBER 6, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray…
Howlwadeenadii Cisbitaalka magaalada Qardho oo Shaqa Joojin sameeyey
Axad: SEPTEMBER 4, 2022 Waxaa saaka shaqo joojin sameeyey howlwadeenadii Cisbitaalka magaalada Qardho oo ka cabanaya sida…