Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

koox hubeysan oo degmada Wadajir ku dilay Cabdi Ibraahim Ciid oo kamid ahaa Saraakiisha Ciidanka Baanbeyda Soomaaliyeed

. Arbaco: AUGUST 31, 2022 Allaha u naxariistee, koox hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii ugu dambeeyay Midowga Soviet Mikhail Gorbachev oo geeriyooday

Arbaco: AUGUST 31, 2022 Mikhail Gorbachev, oo soo afjaray dagaalkii qaboobaa ee aan dhiig ku daadan, balse…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo shaacisay inuu furmayo shir lagu hadlayo khilaafka D/Federaalka iyo D/Goboleedyada

Arbaco: AUGUST 31, 2022 Wasiirka Maaliyadda Maamulka Puntland, Xasan Shire Abgaal oo ka hadlay go’aanka ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaare Xamse oo dalka dib ugu soo laabtay

Arbaco: AUGUST 31, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Malaysia Mahathir oo 97 jir ah oo la dhigay Isbitaal kaddib markii laga helay xannuunka Covid-19

Arbaco: AUGUST 31, 2022 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Malaysia Mahathir Mohamad oo 97 jir ah ayaa la…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Sare ee Kenya oo amartay in dib loo tiriyo qaar ka mid ah santuuqyadii codbixinta iyo isniinta oo lagu dhawaaqi doono.

  Arbaco: AUGUST 31, 2022 Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa amartay in dib loo tiriyo codadkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo duqeymo cusub oo dhanka cirka ah ka fulisay caasimadda Tigray

Arbaco: AUGUST 31, 2022 Magaalada caasimadda u ah gobolka Tigreega ee waqooyiga dalka Itoobiya ee Mekell waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhallinyaro Soomaali ah oo ku xiran dalka Niger oo la hadlay Saxaafada

Talaado:AUGUST 30, 2022 Dhallinyaro ku xiran xabsi ku yaalla dalka Niger oo la soo xiriiray idaacadda VOA…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Caafimaadka XFS Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Uk Ee Soomaaliya

Talaado:AUGUST 30, 2022 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Digreeto Ku Soo Celiyay Xuquuqda iyo Darajada Ciidan Ee Sareeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed

Talaado:AUGUST 30, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Hogaamiayaha mayalka adag Moqtada Al-Sadr oo baaq u diray taageerayaashiisa una sheegay in ay ka baxaan xarumaha Dowlada

Talaado:AUGUST 30, 2022 Hoggaamiyaha Shiicada ah ee dalka Ciraaq Moqtada Al-Sadr ayaa ugu baaqay taageerayaashiisa inay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dacwada natiijada doorashada Kenya oo bilaabatay Waxaa hoggaaminaya dhagaysigaas guddoomiyaha maxkamadda sare ee Kenya Martha Koome.

Talaado:AUGUST 30, 2022 Natiijooyinka Doorashada Kenya 2022: Dacwadda ka dhanka ah natiijada doorashada Kenya ayaa bilaabatay dhageysiga…