Author: QOL Contributor
War Deg Deg ah: Maamul goboleedyada Soomaaliya oo xiriirka u jaray Wasaaradda Maaliyadda ee dowladda Federaalka
Talaado:AUGUST 30, 2022 Wasaaradaha Maaliyadaha ee shanta dowlad goboleed ee xubnaha ka ah dowladda federaalka ah ee…
Ciidamada ammaanka Ciraaq, iyo taageerayaasha wadaadka Shiicada ah ee Muqtada Al-Sadr oo wali dagaal ku dhex marayo Madaxtooyada Dalkaas
Talaado:AUGUST 30, 2022 Ugu yaraan labaatan qof, ayaa ku dhintay boqollaal kalana way ku dhaawacmeen, iska horimaad…
Gudniinka ragga oo aaney ku badneyn Wadamada Yurub
Talaado:AUGUST 30, 2022 Qaaradaha Afrika iyo Ameerika, iyo sidoo kale dalalka ku dhaqma caqiidada Islaamka, ayaa gudniinka…
Midowga Yurub oo diyaarinaya xarun tababaro ciidamada Cusub ee loo tababarayo Dalka Ukraine
Talaado:AUGUST 30, 2022 Wasiiro sare oo ka tirsan Midowga Yurub, ayaa ku shiraya Jamhuuriyadda Czech-ga, iyadoo wasiirada…
Maamulayaasha dalka Ghana oo baaraya kadib markii nin uu si xun illaa uu dhintay uu u wax yeeleeyey Libaax
Talaado:AUGUST 30, 2022 Maamulayaasha dalka Ghana, ayaa baaraya kadib markii nin uu si xun illaa uu dhintay…
Dowladda Sacuudiga oo Soomaaliya ugu deeqday Malaayiin Dollar
Talaado:AUGUST 30, 2022 Dowladda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya ugu deeqday 13 Milyan oo Dollar,…
Ciidanka Dowladda oo howlgallo ka sameeyay Gobolka Shabeellada Hoose
Talaado:AUGUST 30, 2022 Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan Kumandooska Danab Ururka 7aad Guutada 16-aad Danab ayaa howlgallo…
Kulan looga hadlay Gurmad ka abaaraha oo ka dhacay Xafiiska R/wasaaraha
Talaado:AUGUST 30, 2022 Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Jaamac, ayaa…
Maxkamadda sare ee dalka Kenya oo diiday codsi uu u soo gudbiyey madaxweynaha la doortay Kenya ee William Ruto.
Talaado:AUGUST 30, 2022 Maxkamadda sare ee dalka Kenya, ayaa diiday codsi uu u soo gudbiyey madaxweynaha la…
Markab sida qamadiga Ukraine ayaa gaarey dekadda Jabuuti
Talaado:AUGUST 30, 2022 Markab sida 23,000 oo tan oo badarka Ukrain ah ayaa gaaray dalka Jabuuti ee…
Booliska dalka Madagascar oo dilay 11 qof oo debedbaxayaal ah
Talaado:AUGUST 30, 2022 Madagascar — Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay dalka Madagascar, ka dib markii…
Booliiska dalka Hindiya oo diiwaan geliyay kiis ku saabsan kadib markii Ey lagu faraxumeeyay dalkaas
Talaado:AUGUST 30, 2022 Booliiska dalka Hindiya, ayaa diiwaan geliyay kiis, kaasoo aan dabiici ahayn, kadib markii Ey…