Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Laacibka kooxda Barcelona, ee Pierre-Emerick Aubameyang oo dhibaato xoog leh looggu geystay gurigiisa.

Isniin:AUGUST 29, 2022 Laacibka kooxda Barcelona, ee Pierre-Emerick Aubameyang, ayaa dhibaato xoog leh looggu geystay gurigiisa. Kooxda…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha AFRICOM oo booqasho ku tegay Muqdisho

Isniin:AUGUST 29, 2022 Taliyaha taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) Gen. Michael Langley ayaa maanta booqasho ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo markale gantaallo iyo madaafiic ku garaacay meel u dhow wershedda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhia ee dalka Ukraine

Isniin: AUGUST 29, 2022 Ruushka ayaa markale gantaallo iyo madaafiic ku garaacay meel u dhow wershedda tamarta…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka oo arimaha gurmadka abaaraha kala hadashay hay’adda UNICEF

Isniin: AUGUST 29, 2022 Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige ayaa  xafiiskiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Shiikh “Mideynta Maaliyadda iyo Amniga ee dalka ayaa aas aas u ah xalka caqabadaha jira”

Isniin: AUGUST 29, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Puntland Siciid…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka oo ka shiray dib u habeynta Maaliyadda

Isniin: AUGUST 29, 2022 Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa kulan la yeeshay…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Xamse oo khudbad ka jeediyay Shirka Caalamiga ee Horrumarinta Afrka

Isniin: AUGUST 29, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Wasaaradda Amniga ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya, oo la kulmay ku xigeenka Ergeyga QM

Isniin: AUGUST 29, 2022 Wasiirka Wasaaradda Amniga ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Maxamed Axmed Shiikh Cali Doodashe…

Posted in WARARKA MAANTA

Laba duuliye oo shaqada laga joojiyey, ka dib markay ku dhex dagaalameed diyaaraddii ay wadeen

Isniin: AUGUST 29, 2022 Jariirad ka soo baxda dalka New Zealand, oo daba gal ku haysay shidaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay odayaasha dhaqanka Puntland

Isniin: AUGUST 29, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo beryahanba ku sugnaa magaalada Garoowe, ee xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciyaar yahanka Paul Pogba oo sheegay inay bartilmaameedsadeen kooxo dambiilayaal ah oo abaabulan

Isniin: AUGUST 29, 2022 Ciyaar yahanka Paul Pogba, ayaa sheegay in uu u noqday bartilmaameed baad iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

dalalka Sweden & Czech oo Soomaaliya ugu deeqay 1.6 million xabbo oo tallaalka (J&J) COVID-19 ah

Isniin: AUGUST 29, 2022 Dawladda Soomaaliya ayaa la gaadhsiiyey illaa 1,645,600 oo ah tallaalka xanuunka COVID19 ee…