Author: QOL Contributor
Abuu Muscab “ Hotelka Xayaat waxa laga soo maleegi jiray shirqoolo ka dhan ah kooxdooda alshabaab waxaa daganaa saraakiil Reer Galbeed ah
Sabti: august 20, 2022 Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah…
Ma la oran karaa Sucuudigu wuu aqbalay miisaanka siyaasadeed ee Shiicadu Khaliijka ku leedahay?
Sabti: august 20, 2022 Dhaxal sugaha taajka boqortooyada Sucuudiga, Maxamed Bin Salmaan, ayaa magaalada Jiddah kula kulmay,…
Hay’adda cuntada addunka ee loo soo gabiyo WFP oo ka digeysa xaaladda dadka ku nool Tigray.
Sabti: august 20, 2022 Hay’adda cuntada addunka ee loo soo gabiyo WFP, ayaa ka digeysa in sagaal…
Ra’iisal wasaaraha Finaland oo iska baartay daroogo kaddib muuqaal laga faafiyay.
Sabti: august 20, 2022 Ra’iisal wasaaraha dalka Finland, Sanna Marin ayaa sheegtay inay iska baartay daroogo, kaddib…
Wiil ka tirsan guddiga doorashada Kenya oo mid ka mid ah lugtiisa loo jaray dhaawac soo gaaray.
Sabti: august 20, 2022 Mid kamid ah xubnaha guddiga doorashooyinka Kenya u qaabilsanaa codbixintii ka dhacday deegaanka…
Qaraxyo Xoogan iyo Rasaas wali ka dhax socota caawa ka dhax socota Hotelka Xayaat habeenkii labaad
Sabti: august 20, 2022 Qaraxyo aad u xoogan oo laga maqlayo qeybo badan oo kamid ah magaalada…
Warar dheeraad ah oo kasoo baxday khasaaraha weerarka Shabaab ee wali ka socda hotel Xayaa Qaraxyo iyo dagaal mar kale ka biloaawday 17 saac kadib
. Sabti: AUGUST 20, 2022 Aggaasimaha isbitaalka Madiina, Dr Maxamed Cabdiraxmaan Jaamac, (Dr. Burtuqal), ayaa ka…
War deg deg ah: Qaraxyo iyo Rasaas culus oo laga maqlayo Hotel Xayaat iyo Ciidamada oo awood adeegsanaya
Sabti: AUGUST 20, 2022 Qaraxyo iyo rasaas xoogan ayaa wali laga dhax maqlayaa hotelka Xayaat ay…
Wasiir Fiqi” Waxaan uga digayaa maleeshiyada Al-shabaab in aysan carqaladeyn arrimaha gargaarka”
Sabti: AUGUST 20, 2022 Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siinayay…
WFP oo markale digniin ka soo saartay Abaaraha ka jira Geeska Afrika
Sabti: AUGUST 20, 2022 Hay’adda Cunnada Adduunka WFP, ayaa ka digtay Abaaro daran oo ay halis ugu…
Manchester United oo heshiis la gaartay khadka dhexe ee Real Madrid Casemiro
Sabti: AUGUST 20, 2022 Manchester United ayaa heshiis la gaartay kooxda heysata horyaalka La Liga ee Real…
Maxkamad xabsi daa’in ku xukuntay xubin ka tirsan Daacish oo lagu helay dilka muwaadiniin Mareykan ah
Sabti: AUGUST 20, 2022 Xaakim ka tirsan maxkamadda Federaalka Mareykanka ayaa Jimcihii xukun xabsi daa’in ah ku…