Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka iyo China oo si wadajir ah u qabanaya dhoolatus Militari

Khamiis:AUGUST 18, 2022 Dhoolatuskan oo bilaabanaya todobaadka soo socda ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb qaadanaya dalalka;…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay Nin loo heysto dilka Hibo Qaasim

Khamiis:AUGUST 18, 2022 Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo howlgal ka sameeyey deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa gacanta ku soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Itoobiya oo codsatay heshiis Deg deg ah oo lala galo Maleeshiyaadka Tigrayga

Khamiis:AUGUST 18, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa Arbacadii ku baaqday in sida ugu dhaqsiyaha badan loo gaaro heshiis…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada Toronto ee dalka Canada Musharaxiin Soomaali ah oo u tartamaya kuraasta golaha deegaanka

Khamiis:AUGUST 18, 2022 Magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaa bisha October ee sanadkan ka qabsoomi doonta, doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Kongareeska Mareykanka oo  gaaray Kenya si ay ula kulmaan madaxweynaha cusub ee la doortay iyo mucaaradka

Khamiis:AUGUST 18, 2022 Wafdi ka socda Kongareeska Mareykanka ayaa gaaray Kenya si ay ula kulmaan madaxweynaha cusub…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Cusub ee William Ruto oo sheegay in Qaxootiga lagu celin Doono Somaliya UNHCR horay fariin ugu diray

Arbaco: AUGUST 17, 2022 William Samoei Arap Ruto ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Kenya kaddib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowlada oo Alshabaab ku laayay Howlgal Qorshaysan

Arbaco: AUGUST 17, 2022  Ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa howlgal qorsheesan ka fuliyay Tuulada Killi-jiido oo hoostagta degaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Elon Musk oo ah qofka ugu taajirsan adduunka oo sheegay inuu iibsanaayo kooxda Manchester United

Arbaco: AUGUST 17, 2022 Elon Musk, oo ah qofka ugu taajirsan adduunka, ayaa Talaadadii bartiisa Twitter-ka kusoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo xasillooni ugu baaqay shacabka Kenya kadib guushii Madaxweyne William Ruto

Arbaco: AUGUST 17, 2022 Mareykanka ayaa i ku boorriyay shacabka Kenya inay is-dejiyaan oo ay dulqaad muujiyaan,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Kenya

Arbaco: AUGUST 17, 2022 Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jabuuti oo afar sano laga ganaaxay ciyaaraha kubadda cagta

Arbaco: AUGUST 17, 2022 Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jabuuti, Sabri Cali Maxamed, ayaa afar sano laga…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirrada oo soo saaray Go’aano ka dib shir deg deg ah oo ay yeesheen xalay

Arbaco: AUGUST 17, 2022 Shir aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,…