Author: QOL Contributor
Xasan shekh “Iskuul markii meel laga dhiso suuli ayaa loo sameeya oo meel biyo laga cabo ayaa loo sameeya, Dugsi Qur’aanka muxuu intaas oo kale u yaalan karin
Isniin: January 23 2023 Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in culimada Soomaaliyeed looga…
Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay Deeganka Beer-faarax ee waqooyi galbeed Degmada Xarardheere ee koonfurta Gobolka Mudug
Isniin: January 23 2023 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in duqeymo cirka ah ay ciidamadu ku garaaceen…
Madaxweyne Deni oo dhagax-dhigay dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Bosaso
Isniin: January 23 2023 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax-dhigay dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha…
Shirka culimada Soomaalida oo ka furmaya Muqdisho iyo shacabka Somaliyeed oo aad u soo dhaweeyay
Isniin: January 23 2023 Waxa magaalada ka bilowdo, shir loogu magac daray shirweynaha culimada Soomaaliyeed, kaas oo…
Israel oo baaraysa dil ciidamadeedu u gaysteen nin Falastiini ahaa oo dhawaan la toogtay
Isniin: January 23 2023 Ciidamada Israel ayaa sheegay in ay bilaabeen baaritaan ku aadan dilka nin Falastiini…
Madaxweynaha Burkina Faso oo weydiisatay France inay ciidankeeda dalkaas ugala baxdo muddo bil gudaheed ah
Isniin: January 23 2023 Burkina Faso ayaa weydiisatay France inay ciidankeeda dalkaas ugala baxdo muddo bil gudaheed…
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan iyo gabadhii shaaha gadaysay.
Isniin: January 23 2023 Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Mudane Cali Jayte Cismaan oo ka hadlayey arrimo la…
Maxaabiistii ku Xirnayd Xabsiga Dhexe Magaalada Laasacaanood oo Xoog ugu Baxay Xabsigaas
Isniin: January 23 2023 Maxaabiistii ku xidhnayd xabsiga dhexe ee Laascanood ayaa qoryaha ka furatay ciidamadii Asluubta…
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka oo lagu soo dhaweeyay Koonfur Afrika
Isniin: January 23 2023 Dowladda Koonfur Afrika ayaa baahisay sawirrada iyo muuqaal ku saabsan booqashada wasiirk arrimaha…
Madaxweynaha Zambia oo ugu baaqay ragga inay joojiyaan basaasiadda teleefoonada xaasaskooda.
Isniin: January 23 2023 Madaxweynaha Zambia, Hakainde Hichilema ayaa ugu baaqay ragga inay joojiyaan basaasiadda teleefoonada xaasaskooda….
Nin hubaysan oo 10 qof ku dilay gobolka California ee dalka Maraykanka
Isniin: January 23 2023 California – Nin hubaysan ayaa 10 qof ku dilay magaalada Los Angeles ee…
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Canbaaraysay falkii ka dhacay dalka Sweden ee Kutubka lagu gubay..
Isniin: January 23 2023 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aadan falkii ka dhacay dalka Sweden,…