Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Waxyaabaha lala Fajacay ee loogu tagay dhulkii laga saaray kooxda Al-Shabab

Axad: January 22, 202 Kooxda Al-Shabaab waxaa laga saray magaalooyin waaweyn oo taariikh fog leh oo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug kormeer ku tagay fariisamaha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Galmudug

Axad: January 22, 202 Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa oo maalmahan ku sugnaa Degmada Xarardheere ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir oo warbaahinta u sheegay in askar loo soo xiray dilkii saakay wiilka Bajaaj-ta waday

Sabti: January 21, 2023  Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir G/Sare Macalin Mahdi ayaa warbaahinta u…

Posted in WARARKA MAANTA

War Deg De ah g: Dab xooggan oo goor dhawayd ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan inta u dhaxeyso suuqa Dahablaha iyo suuqa Malabka.

Sabti: January 21, 2023  Waxaa goor dhawayd : Dab xooggan uu ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha,…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaanno katirsan dowlad goboleedka Jubbaland oo kusii jeeday gobolka Gedo oo laga celiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho

Sabti: January 21, 2023  Xildhibaanno katirsan dowlad goboleedka Jubbaland oo kusii jeeday gobolka Gedo ayaa laga celiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maleeshiyada Al-Shabaab Weerarkii shalay ugu yaraan toddoba askari ku dishay xero ciidan oo ku taalla degmada Galcad xaalada caawa

Sabti: January 21, 2023  Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa Jimcihii shalay ugu yaraan toddoba askari ku dishay xero ciidan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo degmada Ceeldheer ku soo bandhigay seddax nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Kooxda Al-Shabaab

Sabti: January 21, 2023  Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) oo u aaray taliye Tuure kadib Duqaymo ay ku laayeen 50 Al-shabaab

Sabti: January 21, 2023    Mareykanka ayaa war kasoo saaray weerarkii shalay ay Al-Shabaab ka geysatay degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Aabbe laba carruur ah oo uu dhalay dilay oo dil lagu xukumay

Sabti: January 21, 2023    Aabbe laba carruur ah oo uu dhalay si arxan darra ah u…

Posted in WARARKA MAANTA

Ukraine oo Jarmalka ka dalbatay taangiyo iney ku deeqdo

Sabti: January 21, 2023    Ukraine ayaa sheegtay iney dooneyso tiro badan oo ka mid ah Taangiyadan…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiil ka tirsan booliska iyo militeriga oo weli ku xiran Braziil

Sabti: January 21, 2023    Wasiirka gaashaandhigga Brazil , JosĂ© MĂșcio, ayaa sheegay in aysan jirin caddeymo…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo talaabo hor leh ka qaaday kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Ruushka ee Wagner

Sabti: January 21, 2023    Mareykanka ayaa cunaqabateyn dheeraad ah ku soo rogaya kooxda calooshood u shaqeystayaasha…