Author: QOL Contributor
Mas’uuliyiinta Dowlad Deegaanka oo sheegay in ciidamada Liyuu Boolis ay dileen 85 kamid ah dagaalkii shalay ee Alshabaab la galeen.
Talaado: July 25, 2022 Mas’uuliyiinta Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada Liyuu…
Wasiiradii Dhaqanka dowlada Baxreyn oo Xilka looga qaday Markii ay salaanta ka qaadi waysay danjiraha Israa’iil u jooga dalkeeda
Talaado: July 25, 2022 Wasiiradii Dhaqanka dowlada Baxreyn Sheikha Mai ayaa xilka laga qaaday kaddib…
Madaxweynaha Masar oo Soomaaliya u sameeyay balanqaad weyn
Talaado: July 25, 2022 Madaxweynayaasha Masar iyo Soomaaliya oo goordhow shir jaraa’id wadajir qabtay, kaddib wada hadal…
Wasiiradda Difaaca dalalka Masar iyo Soomaaliya oo ka Heshiiyay Arima Xasaasi ah
Talaado: July 25, 2022 Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdulkadir Maxamed Nuur oo ku sugan magaalada Qaahira ee dalka…
Xaalad deganaasho ah oo saaka laga dareemayo deegaanka Laas-qurun
Talaado: July 25, 2022 Wararka ka imaanayo deegaanka Laas-qurun oo u dhow degmada Feer-Feer ee gobolka Shabeelle,…
Militeriga Itoobiya oo sheegay in ay dileen Dagaalamayaal katirsan Al-shabaab
Talaado: July 25, 2022 Mas’uuliyiinta Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada ay dileen 85…
Itoobiya oo war hor leh kasoo saartay dagaalka Liyuu Booliska iyo Shabaab
Talaado: July 25, 2022 Mas’uuliyiinta Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada ay dileen 85…
Diyaarado dagaal oo weerar ka geystey deegaanka Tooratoorow ee Sh. Hoose
Talaado: July 25, 2022 Diyaarado dagaal ayaa waxaa la sheegay inay xalay Saqdii dhexe duqeymo culus dhanka…
Afhayeenka Madaxweynaha Somaliya oo beeniyay Warar ay qorayaan Warbaahinta Masar
Talaado: July 25, 2022 Afhayeenka Madaxweynaha JFS Cabdikariin Cali Kaar oo ka hadlay hadal heyn ka dhalatay…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo qaylo-dhaan u direy hay’adaha caalamka
Talaado: July 25, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si toos ah codsi ugu direy hay’adaha…
Dhismaha Xarunta Dhexe Hay’adda Socdaalka Oo Laan 2aad Ka Dhagaxdhigtay Kismaayo
Isniin: July 25, 2022 Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo Agaasimaha Guud ee…
Ra’iisul Wasaarihii Hore Dalka Rooble Oo Booqday Safaaradda Soomaaliya Ee Uganda
Isniin: July 25, 2022 Ra’iisul Wasaarihii hore ee XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta booqday xarunta…