Author: QOL Contributor
Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay safiirka Midowga Yurub.
Isniin: July 25, 2022 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay safiirka midowga…
Shiinaha oo soo saartay digniin ku socoto Guddoomiyaha Baarlamaanka Mareykanka Nancy Pelosi oo booqasho ku tageyso Taiwan.
Isniin: July 25, 2022 Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha ayaa soo saartay digniin culus oo ay u direyso…
Booliska dalka Japan oo ka hortagaya daanyeerro weeraray xaafado ay dad deggan yihiin
Isniin: July 25, 2022 Booliska dalka Japan ayaa ka hortagaya daanyeerro weeraray xaafado ay dad deggan yihiin,…
Musharrax Madaxweyne Cirro oo eedeymo culus u jeediyey xukuumadda Muuse Biixi Banaanbaxna ku baaqay mar kale
Isniin: July 25, 2022 Musharaxa xisbiga mucaaradka ee Wadani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo shir jaraa’id ku…
Haweeneydii labaad oo madaxweyne ka noqota Hindiya oo xilka loo dhaariyey
Isniin: July 25, 2022 Droupadi Murmu ayaa loo dhaariyey xilka madaxweynaha dalka Hindiya, haweeneydan oo noqoneysa siyaasigi…
Ruushka oo dacwad ku soo oogay askar uu Ukraine dagaalka uga qabtay
Isniin: July 25, 2022 Guddii baaris oo Ruushka ka tirsan ayaa sheegay 92 askari oo ciidamaada Ukraine…
Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay dagaaladii ka dhacay Xadka Itoobiya
Isniin: July 25, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka, ahna Ku-simaha Madaxweynaha ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay…
Ciidamada Liyuu boolis iyo Al Shabaab oo Dagaal ku dhexmaray Duleedka Magaalada Feer-Feer
\Isniin: July 25, 2022 Dagaal u dhexeeyay Ciidamada Liyuu booliska iyo dagaalyahannada Al Shabaab ayaa ka dhacay…
Madaxweye Xasan Sheekh Maxamuud oo shir saxaafadeed la qabtey dhigiisa dalka Masar Abdel Fattah Saeed Hussein
Isniin: July 25, 2022 Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir saxaafadeed la qabtey…
Ra’iisul wasaare Xamse oo wada la tashiyadii ugu dambeeyay ee dhismaha Xukumadda
Isniin: July 25, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamse Cabdi Barre, ayaa sii wada wadatashiyada ku…
Madxweynaha Puntland “ runtii waa xanuun nagu haya anaga oo u jeedna dadkeena inay maciishadii ku korortey, haddana aan waxba laga qaban karin
Isniin: July 25, 2022 Madxweynaha Dowladda Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii u horeysey qirey…
Maxkamad dalbatay in Telefishiinka toos looga baahiyo dilka lagu fulinayo nin haweeney dilay
Isniin: July 25, 2022 Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa ku baaqday in sharciga wax laga baddalo…