Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ku biirtay nidaamka caalamiga ee xogta Sanduuqa IMF

Isniin: Jun 20 . 2022 Dowladda federaalka ah ayaa buuxisay shuruudaha barnaamijka hal abuurka heerka xogta sanduuqa…

Posted in WARARKA MAANTA

Suuqa Xamarweyne oo maalintii saddexaad xiran iyo sababta Oo la Shaaciyay

Isniin: Jun 20 . 2022 “Waxaa ka cabaneynaa canshuurtii dowladda ay ku qaaday dekedda oo hadda ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqii hore ee Bogota Gustavo Petro ahaana dagaal yahan hore oo falaag ahaa oo noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee Colombia ee ah garabka bidix

Isniin: Jun 20  2022 Duqii hore ee Bogota Gustavo Petro ahaana dagaal yahan hore oo falaag ahaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabadha madaxweynaha Philippines ayaa loo dhaariyay madaxweyne ku xigeenka waddanka

Isniin: Jun 20  2022 Gabadha ugu wayn ilmaha maaxweynaha Philippines Rodrigo Duterte ayaa loo dhaariyay xilka madaxweyne…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda derejada kowaad ee Qardho oo xukun ku riday Rag loo heysto dilka wiil dhalinyaro ah

Isniin: Jun 20  2022 Maxkamadda derejada kowaad ee degmada Qardho ayaa haatan ku dhawaaqday xukunka shan nin…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoontay Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya

Isniin: Jun 20  2022 Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Itoobiya.

Isniin: Jun 20  2022 Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan Pekos iyo wafdi…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo UNHCR kala hadashay wax ka qabashada abaaraha.

Isniin: Jun 20  2022 Amb. Maxamad Abdi Afeey oo ah Ergeyga Hay’adda  Qaxootiga Aduunka ee UNHCR u…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaaraha magacaaban oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Xildhibaanada Somaliya

Axad: June 19, 2022 Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa kulamo gaar ah la…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaalka Ukraine oo laga digay in uu sii socon karo sanado badan

Axad: June 19, 2022 Hogaamiyeyaasha reer galbeedka ayaa ka digaya in dagaalka Ukraine uu sii socon karo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Saadaq Joon, Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Axmed Macalin Fiqi oo si jees jees ah ugu jawaabay Kulane Jiis

Axad: June 19, 2022  Falcelin xoog leh ayaa ka dhalatay cabasho ka soo yeertay Xildhibaan Cabdullahi Kulane…

Posted in WARARKA MAANTA

Faransiiska oo oo u codeynaya wareegii ugu dambeeyay ee doorashada baarlamaanka dalkaasi

Axad: June 19, 2022 Faransiiska ayaa maanta oo Axad ah u codeynaya wareegii ugu dambeeyay ee doorashada…