Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Gacan ka hadal iyo khasaare ka dhashay arday maanta loo diiday imtixaanka DF

Isniin: June 20, 2022 Iyadoo maalintii 3-aad Muqdisho iyo gobollada dalka looga fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo shir guddoomiyay shirka Gollaha wasiirada maamulkaasi.

Isniin: June 20, 2022 Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir guddoomiyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Nabadda, Horumarka iyo Dawladnimada Geeska Africa.

Isniin: June 20, 2022 Wafdigii ka socday Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dhawaan gaaray dalka Ethiopia ayaa si…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka Soomaaliya ee Serbia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga

Isniin: June 20, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia Mudane Aleksandar Vučić ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay…

Posted in WARARKA MAANTA

Yurub oo ka shiraysa sidii Galleyda ku xaniban Ukraine loo gaarsiin lahaa dalalka u baahan

Isniin: June 20, 2022 Wasiirrada arrimaha dibada ee Midowga Yurub oo ku kulansan Luxembourg ayaa ka shiraya…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar lagu laayay kooxo Islaamiyiin ah oo ka dhacay dalka Burkina Faso

Isniin: June 20, 2022 Ciidamada Burkina Faso ayaa sheegay in ugu yaraan 128 dagaalyahanno ah oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kuleel xad-dhaaf ah oo ka jira dalka Ciraaq iyo dalal kale oo laga cabsi qabo inuu gaaro

Isniin: June 20, 2022 Dalka Ciraaq ayaa waxaa ka jira kulayl daran iyadoo heer kulku qeybo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Mucaaradka Soomaaliland oo ku Dhawaaqay inay Samaysteen Ciidamo Hubaysan

Isniin: Jun 20 . 2022 Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa muqdisho oo kulan la qaatay xubno ka socday hey’adda IOM.

Isniin: Jun 20 . 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha maamulka Puntland Deni oo sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh aanu kala tashan magacaabista ra’iisul wasaaraha cusub

Isniin: Jun 20 . 2022 Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh…

Posted in WARARKA MAANTA

Ergayga Gaarka ah ee Bani-aadannimada iyo xubno katirsan Qaramada Midoobay oo gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Isniin: Jun 20 . 2022 Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Alshabaab oo si Xoog ah kula wareegay isbitaalka Ceelbuur

Isniin: Jun 20 . 2022 Wararka ka imaanaya degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaalamayaasha…