Author: QOL Contributor
Wasiirkii hore ee amniga Galmudug Fiqi oo difaacayo Rooble oo horay Prof. uu ugu eedeeyey afduub
Talaado June 21, 2022 Wasiirkii hore ee amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa soo saaray qoraal uu…
Madaxweynaha dalka faransiiska imaanawal makroon oo lagu wadaa inuu kulamo laqaato siyaasiyiinta mucaaradka dalkaasi
Talaado June 21, 2022 Madaxweynaha dalka faransiiska imaanawal makroon ayaa lagu wadaa inuu maanta kulamo laqaato siyaasiyiinta…
Gobolka Lagos ee koonfur-galbeed Nigeria oo ay shidaal yare ka jirto
Talaado June 21, 2022 Safaf dhaadheer ayaa lagu arkay kaalmaha shidaalka ee inta badan gobolka Lagos ee…
Daadad xooggan oo ku dhuftay waqooyi bari Hindiya
Talaado June 21, 2022 Daadad xooggan ayaa waxa ay ku dhufteen waqooyi bari waddanka Hindiya, iyadoo mas’uuliyiintuna…
Hay’ad caalami ah oo soo jeedisay in wadahal lala furo Al-shabaab
Talaado June 21, 2022 Hay’adda caalamiga ah ee xasaradaha caalamka ee ICG ayaa soo jeedisay in dowladda…
Sacuudiga iyo Masar oo kala saxiixday heshiisyo ku kacaya ku dhawaad sideed bilyan oo doollar Safarkii dhaxal-sugaha Boqortooyada
Talaado June 21, 2022 Dalalka Sacuudiga iyo Masar ayaa kala saxiixday heshiisyo ku kacaya ku dhawaad…
Madaxweynaha Ukraine oo ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u yihiin duulaanaka Ruushka ee ka socda Ukraine
Talaado June 21, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u…
Magaalada Vigo ee dalka Spain:Badda laguma dhex kaadin karo
Talaado: June 21, 2022 Dalxiisayaasha u baahan nasashada musqusha inta ay fasaxa ku joogaan Spain waa…
Laamaha Amniga Gobolka Bari oo gacanta ku dhigay shabakado ka tirsan Al-shabaab
Talaado: June 21, 2022 Laamaha Amniga Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay saddex shabakadood…
Shiinaha oo doonaya inuu dalalka G Afrika ka caawiyo nabadaynta iyo soo afjaridda khilaafaadka
Talaado: June 21, 2022 Ergeyga gaarka ah ee dalka Shiinaha u qaabilsan gobolka Geeska Afrika, Xue Bing,…
Ra’iisul wasaare Rooble oo shirkii ugu dambeeyey u qabtay golaha wasiirada
Talaado: June 21, 2022 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shirkii ugu…
Puntlan oo dil toogasho ah ku xukuntay shabakad ka tirsan Al-shabaab
Talaado: June 21, 2022 Maxkamada darajada 1-aad ee Ciidamada qalabka Sida ee shanta Gobol iyo dambiyada culus…