Author: QOL Contributor
Maxamed Bin Salmaan oo la kulmaya Recep Tayyip Erdogan
Arbaco: June 22, 2022 Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan, ayaa safarkiisii ugu horeeyay ku tagaya…
UK ‘Kala bar kooxaha gooni u goosadka ee uu taageero Ruushka wey dhinteen ama wey dhaawacmeen’
Arbaco: June 22, 2022 Kooxaha Ruushka iyo kuwa gooni u goosadka ee taageerada ka hela Ruushka ee…
Ciyaaryahanka Sadio Mane oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Bayern Munich ee ka dhisan Jarmalka.
Arbaco: June 22, 2022 Ciyaaryahanka xulka qaranka Senegal Sadio Mane ayaa si rasmi ah maanta ugu biiray…
Dad loo xidhxidhay afgembigii dhicisoobay Turkiga oo la sii daayey
Arbaco: June 22, 2022 Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa laashay xukunno xabsi daa’in ahaa oo hore…
Xasan Shiikh Maxamuud oo maalmo la la’aa kaddib kulan ka soo muuqday
Arbaco: June 22, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sida ay baahisay Villa Soomaaliya kulan…
Maamulka Galmudug oo Dagaalkii Baxdo kadib Saraakiisha kala shiray Dagaalka lala galo Al-shabaab
Arbaco: June 22, 2022 Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa maanta shir guddoomiyay…
Xiriirka Turkiga iyo Sacuudiga oo si buuxda u soo noqonaya
Arbaco: June 22, 2022 Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan, ayaa markii ugu horreysay muddo sannado ah…
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Mareykanka oo booqday Ukraine si uu u taageero dacwadaha dambiyada dagaalka
Arbaco: June 22, 2022 Xeer Ilaaliyaha Guud ee Mareykanka Merrick Garland ayaa Talaadadii booqasho ku tagay dalka…
Iliggii Lumumba oo lago dalxiisinayo dalka hoggaamiyihii uu ku yaallay
Arbaco: June 22, 2022 Iliggii hoggaamiyihii xornimada ee dadka reer Congo Patrice Lumumba ayaa markii u horraysay…
Boqolaal ruux oo ku dhintay dhul-gariir ka dhacay Afghanistan
Arbaco: June 22, 2022 Dhul-gariir cabirkiisu dhan yahay 6.1 ayaa ku dilay 920 qof dalka Afghanistan Arbacada…
Aadan Madoobe oo ka hadlay xarigga Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), oo u xiran dowladdii Farmaajo.
Arbaco: June 22, 2022 Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka hadlay…
Gudoomiye Aadan Madoobe oo Ka Horyimid in Lasoo Fasaxo Khaadka Kayimaada Kenya
Arbaco: June 22, 2022 Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka digay…