Author: QOL Contributor
Ciidamada TPLF oo bilaabay in ay hubka ku wareejiyaan ciidamada Itobiya taasoo qayb ka ah geeddi-socod nabadeed oo uu hoggaaminayo Midowga Afrika..
Arbaco: January 11 2023 Ciidamada Tigreega oo dagaal socday muddo labo sano ah kula jiray dowladda federaalka…
Brazil: Waxaa lagu qabtay dibadbaxyo looga soo horjeedo rabshado dhacay
Arbaco: January 11 2023 Tobanaan kun oo qof oo ku nool dalka Brazil ayaa qabtay isu soo…
Nin horey uga tirsanaa jabhadihii Sierra Leone oo kasoo muuqday maxkamad ku taalla Finland
Arbaco: January 11 2023 Nin looga shakiyay in uu ka tirsanaan jiray jabhadihii Sierra Leone ayaa kasoo…
Saraakiil Shiine ah oo sheegay in dadkooda lagu faquuqay Cudurka Covid
Arbaco: January 11 2023 Dalka Shiinaha ayaa joojiyey soo saaarista fiisooyinka waqtiga gaaban ee la siinayey dadka…
Madaxwaynaha Maamulka Puntland Sciid Deni oo xalay u dabaal-degeya sannadkiisii oo Xasan Shiikh ku eedeeyey in ay dalka ku celinayso xillii Kacaanka
Arbaco: January 11 2023 Madaxwaynaha Maamulka Puntland Sciid Cabdullaahi Deni oo caawa u dabaal-degeya sannadkiisii u danbeeyey…
Ninka looga shakisan yahay dilka Shinzo Abe Raisal wasaarihii hore ee Japan oo maxkamad loo qaban qaabinayo
Arbaco: January 11 2023 Mas’uuliyiinta Japan ayaa xukumay in ninkii lagu eedeeyey dilka ra’iisul wasaarihii hore ee…
Gabar uu dhalay madaxweyne hore oo Iran ah oo la xukumay
Arbaco: January 11 2023 Faezeh Hashemi, oo 60 jir ah u dooda Xuquuqda Dumarka horena u aheyd…
Ciidamada Badda Mareykanka oo gacanta ku dhigay in ka badan 2,100 oo qori kana yimid Iran una socday Xuutiyiinta Yemen
Arbaco: January 11 2023 Ciidamada Badda Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay in ka badan 2,100 oo qori…
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay Ciidamada Nabad-sugida ay 15 Al-Shabaab ah ku dileen howl-gal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Dhexe.
Isniin: Jannaayo 2023 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goordhoweyd shaacisay in ciidanka xoogga dalka iyo ciidanka Sirdoonka iyo…
Ciidamada Booliska oo Muqdisho kusoo Bandhigay Laba Gacan Ku Dhiigle oo Mantay laba Qof oo Shacab ah
Isniin: Jannaayo 2023 Ciidamada ammaanka ayaa soo bandhigay labadan shaqsi oo ku eedeysan dilka labo Muwaadin ay…
Al-Shabaab Buq-Aqable oo ku qaarijiyey horjooge sare iyo Maleeshiyaad kooxda ka tirsanaa
Isniin: Jannaayo 2023 Kooxda Al-Shabaab ayaa deegaanka Buq-Aqable oo ka tirsan gobolka Hiiraan ku qaarijiyey horjooge sare…
Boqortooyada Sacuudiga oo wada fasaxay Xujeyda Caalamlamka Sanadkaan 2023
Isniin: Jannaayo 2023 Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii ku dhawaaqday, in xajka sannadkaan uu noqon doono sida…