Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’isul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo la hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee waddanka Masar.

Khamiis: January 12, 2023 Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo  la hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee waddanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maleeshiyaadka TPLF oo bilawday wareejinta hubka culus oo qayb ka ahaa heshiiskii nabadeed

Khamiis: January 12, 2023 Ciidamada Milateriga ee Ethiopia ayaa sheegay in ciidamada Tigreegu ay bilaabeen inay hubka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda difaaca ee Maraykanka oo shegtay in tababar gaara oo ay gudaha Maraykanka ku siinayaan ciidamada Ukraine

Khamiis: January 12, 2023 Wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa xaqiijisay in ciidamada Maraykanku ay dhamaadka bishan bilaabi…

Posted in WARARKA MAANTA

Sharci-dejiyayaasha Maraykanka iyo Brazil oo iska kaashanaya baadhitaanka weerarkii baarlamaanka Brazil

Khamiis: January 12, 2023 Kaaliyayaasha sharci-dejiyayaasha Maraykanka ee ka tirsan guddidii baadhaysay weerarkii 6-da January ee lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Muuqaal laga duubay booliska Kenya oo isku dayaya inay dad dhacaan waddo ku taalla magaalada caasimadda ah ee Nairobi

Arbaco: January 11, 2023   Mid ka mid ah warbaahinta ugu waaweyn ee dalka Kenya ayaa shaaciyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore HirShabelle Cali Cabdullahi Cosoble oo soo saaray baaq cusub oo ku socday madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh

Arbaco: January 11, 2023  Madaxweynihii hore HirShabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa soo saaray baaq cusub oo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Caafimaadka Uganda oo ku dhawaaqay inay cirribtireen xanuunka Ebola ee dilay in ka badan 50 qof.

Arbaco: January 11, 2023 Uganda ayaa ku dhawaaqday inay cirribtirtay xanuunka ee dilay in ka badan 50…

Posted in WARARKA MAANTA

Isu socodka Mareykanka ka dib markii Rakaabkii diyaaradaha ee ku sugnaa gudaha dalka Mareykanka ay soo food saaray khalkhal

Arbaco: January 11, 2023 Isu socodka caadiga ah ee hawada ayaa si tartiib tartiib ah dib ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’isul Wasaare Xamza Cabdi Barre “Waxaan Al-Shabaab ka xirnay 250 akoon oo banki

Arbaco: January 11, 2023 Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo xalay la hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad racfaan oo ku taalla dalka Greece oo amartay in lasii daayo muhaajir Soomaali ah oo xabsi daa’in loogu xukumay inuu dad soo tahriibiyey.

Arbaco: January 11, 2023 Maxkamad racfaan oo ku taalla dalka Greece ayaa amartay in lasii daayo muhaajir…

Posted in WARARKA MAANTA

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya kulan xalay xarunta madaxtooyada ku dhex-maray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Senator Fartaag

Arbaco: January  11 2023 Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kulan gaar ah oo xalay xarunta madaxtooyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Xamza Cabdi Barreoo sheegay in qorshaha koowaad ee dowladda federaalka uu yahay xoreynta dalka, wuxuuna wacad ku maray in Shabaab sanadkan lasoo afjari doono

Arbaco: January  11 2023 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo haatan ku sugan magaalada Qaahira…