Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Qaraxyo waawayn oo dhimasho iyo dhaawacba geystay oo ka dhacay degmada Jalalaqsi

Sabti: January 14 2023 Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee badhtamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in labo qarax…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibadda iyo qurbajoogta Kenya Dr Alfred Mutua oo sheegay in dalkiisu uusan qorsheyneyn inuu safaarad ka furto Somaliland

Sabti: January 14 2023 Wasiirka arrimaha dibadda iyo qurbajoogta ee Kenya Dr Alfred Mutua ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Militeriga Ruushka oo sheegay inay qabsadeen magaalada qaniga ku ah cusbada ee ku taalla Ukraine ee Soledar kadib dagaal xooggan oo halkaas ka dhacay.

Sabti: January 14, 2023 Militeriga Ruushka ayaa sheegay in uu qabsaday magaalada qaniga ku ah cusbada ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Iran oo dal-dashay wasiir ku xigeenkii hore ee gaashaandhigga

Sabti: January 14, 2023  Warbaahinta Iran ayaa ku warrantay in Alireza Akbari oo u dhashay dalkaas heystana…

Posted in WARARKA MAANTA

Danab iyo Gorgor oo ay wehliyaan ciidamo deegaanka ah oo la wareegay deegaanka Cali Heele oo hoos-taga degmadda Ceeldheer

Sabti: January 14, 2023  Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad ku taalla magaalada New York oo xukun ku ridday shirkad uu leeyahay madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump

Sabti: January 14, 2023  Maxkamad ku taalla magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa  xukun ku ridday…

Posted in WARARKA MAANTA

Maleeshiyaadka alshabaab oo magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug faarujiyay kadib Duulaan ka socda Hobyo iyo Wisil.

Sabti: January 14, 2023 Wararka aan ka heleyno magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug waxay sheegayaan in kooxda…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Nabadsugidda Qaranka oo howlgallo ay xalay iyo saaka ka fuliyeen magalada Muqdisho kusoo qabtay kooxo ‘burcad’ ah

Sabti: January 14, 2023 Ciidamada hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA iyo kuwa Booliska ayaa howlgallo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiradda arrimaha dibadda Jarmalka iyo Faransiiska oo sheegtay inay muhiim tahay in Afrikaanku ay kuraas joogto ah ka helaan golaha ammaanka.

  Sabti: January 14 202 Wasiiradda arrimaha dibadda ee Jarmalka Annalena Baerbock ayaa sheegtay in iyada iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo si ku meel gaar ah u kordhiyey mudada ay dalkiisa joogi karaan dadka Soomaalida ah ee aan sharciga haysan

  Sabti: January 14 202 Mareykanka ayaa si ku meel gaadh ah ugu kordhiyey mudada ay joogi…

Posted in WARARKA MAANTA

Waxaa si weyn loo hadal hayaa kharashiyaadka uu isticmaali jiray madaxweynihii hore ee dalka Brazil

  Sabti: January 14 202   Waxaa si weyn loo hadal hayaa kharashiyaadka uu isticmaali jiray madaxweynihii hore…

Posted in WARARKA MAANTA

Xeer ilaaliyaha guud Maraykanka Merrick Garland oo magcaabay sarkaal baadhis ku sameeya ‘sida ay waraaqo sir ah oo dawladdu leedahay loogu kaydiyey’ xafiiskii hore ee madaxweyne Joe Biden

Sabti: January 14 202  Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Maraykanka Merrick Garland ayaa Khamiistii wuxuu magcaabay sarkaal…