Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud QM ee Amniga

. Isniin:  January 16 2023 Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo

. Isniin:  January 16 2023 Qarax bambaano ah ayaa lala beegsaday kaniisad ku taalla bariga dalka Jamhuuriyadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Qoor Qoor iyo Wasiirka Difaaca xukuumadda Soomaaliya oo abaabul Dagaal ka Wado degmada Wisil ee gobolka Mudug.

. Isniin:  January 16 2023 Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) uu wehliyo Wasiirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maleeshiyaadka Al-shabaab oo saaka qarax Ismiidaamin ah ku Weeraray xero ay ciidamadda dowladda iyo kuwa Macwuualeyda ku lahaayeen degmada Halgan.

. Isniin:  January 16 2023 Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka qarax Ismiidaamin…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaadhay Magaalada Jabuuti ee Caasimada Jamhuuriyada Jabuuti.

Isniin:  January 16 2023 Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaadhay Magaalada Jabuuti…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada dadka ku dhintay gantaal uu Ruushku ku dhuftay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Dnipro ee dalka Ukraine

Axad: January 15 2023  Tirada dadka ku dhintay gantaal uu Ruushku ku dhuftay guri dabaq ah oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Mareykanka xaalad deg deg ah kusoo rogay gobolka Carlifonia

Axad: January 15 2023   Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhaawaqay in xaalad deg deg ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Faransiiska, Netherlands iyo Slovakia ee loo soo magacaabay Soomaaliya.

Axad: January 15 2023   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo Imaaraadka ugu qeyb gashay shir looga hadlayey Arrimaha Tamarta

Axad: January 15 2023   Wafdi ka socday Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya oo uu hoggaaminayey…

Posted in WARARKA MAANTA

howlgal Qorsheysan oo xalay ciidamada Booliska ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

Axad: January 15 2023   Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo xalay ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun toogasho ah ku riday askarigii dhawaan shanta kun oo shilin Soomaaliga aheyd u dilay marxuum Abuubakar Sheekh Maxamed Nuuraani.

Axad: January 15 2023   Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda federaalka ah ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Jiirow Dr Fanax oo la sheegay in uu dhakhtarnimo kaga howl-gali jiray oo kasoo hor-muuqday maxkamadda ciidamada qalabka sida.

Axad: January 15 2023   Maxamed Cabdinuur Jiirow (Dr Fanax) oo la sheegay in uu dhakhtarnimo kaga…