Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Qoor Qoor oo Gaaray Hobyo iyo Ciidmada Galmudug Xili Ciidamada Galmudug ay la waregtay Xaradhere.

Isniin: January 16, 2023 Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhiga XFS…

Posted in WARARKA MAANTA

‘Nin Soomaali ah oo loo qabtay qarax ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo oo ay dad badan ku dhinteen

Isniin: January 16, 2023 Nin kasoo jeeda dalka Kenya ayaa la xiray kadib markii lala xiriiriyay qarax…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada dadkii ku dhintay dagaalkii gobolka Tigreega ee Itoobiya oo la soo saaray

Isniin: January 16, 2023 Dhexdhexaadiyaha Midowga Afrika ee colaadda Tigray ee Itoobiya, Olusegun Obasanjo, ayaa u sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni oo ku baaqay in xildhibaanadiisa laga mamnuuco safarrada dibadda

Isniin: January 16, 2023 Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni ayaa ku baaqay in xildhibaanadiisa iyo shaqaalaha dowladda laga…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal sare oo ka tirsanaa laamaha amniga oo ku dhintay qarax saaka ka dhacay tuulada Halgan ee gobolka Hiiraan

Isniin: January 16, 2023 Sarkaal sare oo ka tirsanaa laamaha amniga ayaa ku dhintay qarax saaka ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska la-dagaalanka Maafiyada talyaaniga oo gacanta ku dhigay aabaha ugu weyn Maafiyada Talyaaniga Matteo Messina Denaro, taasi oo soo geba-gebeysay 30 sano oo ugaarsi ah

Isniin: January 16, 2023 Booliska la-dagaalanka Maafiyada ee talyaaniga ayaa maanta gacanta ku dhigay aabaha ugu weyn…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo goor dhawayd si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta degmada Xarardheere

– Isniin: January 16, 2023 Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa xoogagga deegaanka ayaa si rasmi ah ula…

Posted in WARARKA MAANTA

C/RISAAQ: Siddeey ku dhici kartaa inaan waxba la iska weydiin jariimooyinka dilalka, dhaca & boobka hantida dalka.?

Isniin, 16 Janaayo [QARANIMO ONLINE] Aqoonyahanno ka tirsan ardayda Jaamacadda Accord, ayaa shalay ku qabtay xarunta Jaamacadaasi…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed oo UAE u tegey heshiisyada ‘iibka hubka

. Isniin:  January 16 2023  Imaaraadka Carabta – Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Yoon Suk Yeol ayaa si weyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Korneyl Xasan Cali Nuur Shuute oo markii u horeysay shaaciyay in 150 qof oo maxkamadda ay xukuno dil ah ku riday sanadkii hore

. . Isniin:  January 16 2023 Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Soomaaliya Korneyl Xasan Cali Nuur…

Posted in WARARKA MAANTA

Mdaxweyne xasan sheikh oo saakay ku wajahan magaalada baydhabo

. Isniin:  January 16 2023 Wararka ka imaanaya Villa Somaliya ayaa sheegaya in in saakay uu ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kormeeray goobaha la dajiyay martida ka qeybgalaysa shirka

. Isniin:  January 16 2023 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur…