Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

shirka dib u heshiisiinta oo u dhexeeyey madaxda Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed iyo qaar ka tirsan Siyaasiyiinta oo galay malinti labaad

Arbaco: January 18 2023 Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa Maalintii labaad ka soconaya shirka dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed iyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta degaanka

Arbaco: January 18 2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Labo horjooge oo ka tirsan kooxda Alshabaab oo iska soo dhiibay degmada Wisil kuwaas oo wata labo qori oo ay duurka kula jireen

Arbaco: January 18 2023 Labo horjooge oo ka tirsan kooxda Alshabaab  ayaa iska soo dhiibay degmada Wisil,…

Posted in WARARKA MAANTA

Burcad Farsamo Yaableh Dad Shacab ah ku Dhacaayay oo Degmada Holwadaag lagu Soo Qabtay Xalay

Arbaco: January 18 2023 Rag Burcad ahaa oo dadka ku dhaceyay xaafadaha ayaa xalay  lagu qabtay qeybo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Shiikh oo sheegay in marka laga soo gebagebeeyo howlgalada ka socda Galmudug iyo Hirshabelle ay ku xigi doonto Koonfur galbeed.

Arbaco: January 18 2023 Madaxwaynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay inuu meel aad u wanaagsan marayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Jilaaga Idris Elba iyo xaaskiisa Sabrina Dhowre oo ugu baaqay ganacsatada iyo hoggaamiyayaasha siyaasada inay taageero dheeri ah siiyaan waddamada ugu saboolsan adduunka

Arbaco: January 18 2023 Jilaaga Idris Elba iyo xaaskiisa Sabrina Dhowre ayaa i ugu baaqay ganacsatada iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika oo ugu hambalyeeyay ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed xoreynta magaalooyinka Ceeldheer, Xaradheere, Galcad iyo Xiindeere ee Gobollada Galgaduud iyo Mudug

. Arbaco: January 18 2023 Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhoweeyay dhiggiisa Yemen

Arbaco: January 18 2023 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa  maanta Caasimadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir oo sheegay in uu is-casili doono haddii uu isbadal la imaan waayo muddo sanad ah.

Arbaco: January 18 2023 Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir oo hadal ka jeediyay munaasibad soo dhoweyn ah oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Aabe Abuukar Xuseen oo maseeray gabdhiiisa si arxan darro ah ugu dilay Muqdisho

Arbaco: January 18 2023 Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo naxdin leh oo ka dhacday magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxwayne Xasan Sheekh oo furay shirka dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed kuna adkeeyey madaxda, waxgaradka iyo haldoorka reer Koonfur-galbeed in ay ilaashaadaan dowladnimada.

. .  Talaado: January 17, 2023  Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirka dib u heshiisiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

shaki ka dhashay Diyaaradda ku bur burtay waddanka Nepal iyo siduu u maamulay Duuliyihii Diyaaradaas asaga oo dadka badbaadin Karo.

. . . .  Talaado: January 17, 2023 Mas’uuliyiinta waddanka Nepal ayaa xaqiijiyay in 68 qof ay…