Author: QOL Contributor
Wasaaradda Amniga Galmudug oo Xirtay ilaa amar danbe Waddooyinka kala ah; Wadada ka timaada Ceel-buur ee soo gasha dhusamareeb wadada Miirdugul iyo wadada Ceel Cali iyo Gunsar.
. Talaado: January 17, 2023 Wasaaradda Amniga ee dowlad-goboleedka Galmudug ayaa maanta soo saartay awaamiir cusub oo…
Gen. Odowaa oo ka hadlay dagaalkii Xawaadley iyo Waxa laga Gudboon DF Somalia
. Talaado: January 17, 2023 Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Odowaa Yuusuf Raage ayaa ka hadlay…
Duqa Gobolka Zwolle oo si diiran u soo dhoweeyey Guddoomiyaha Jaaliyada Soomaalida & xubno uu horkacayay
Talaado, 17 Janaayo [Qaranimo Online] Duqa Magaalada Zwolle ee xarunta Gobolka Overijsal Peter Snijders ayaa maanta [17-1-2023]…
Hoos u dhac ku yimid tirada bulshada Shiinaha markii ugu horreysay muddo 60 sano ah iyadoo diiwaanka carruurta dhalaneyso uu gaaray heerkii ugu hoseeyay
. Talaado: January 17, 2023 Hoos u dhac ayaa ku yimid tirada bulshada Shiinaha markii ugu horreysay…
Guddoomiyaha maxkamadda ugu sarreysa dalka Itoobiya Meaza Ashenafi iyo ku xigeenkeeda Solomon Areda oo si lama filaan xilkii isaga casilay
. Talaado: January 17, 2023 Guddoomiyaha maxkamadda ugu sarreysa dalka Itoobiya, Meaza Ashenafi iyo ku xigeenkeeda Solomon…
kabtanka xulkii kubbadda cagta ee Arjentine Messi oo ku biiraya olole lagu caawinayo dadka aragga naafada ka ah ee Itoobiya
Talaado: January 17, 2023 Qoraal la soo dhigay baraha bulshada ayaa lagu sheegay in kabtanka xulkii kubbadda…
Ciidamada Booliska Muqdisho oo goordhoweyd toogtay nin hubeysan oo la sheegay inuu burcad ahaa
Talaado: January 17, 2023 Ciidamada Booliska ee magaalada Muqdisho ayaa goordhoweyd toogtay nin hubeysan oo la sheegay…
Burkina Faso: Kooxaha Islaamiyiinta ayaa afduubtay illaa 50 haween ah
talaado: January 17 2023 Kooxaha Islaamiyiinta ah ee ku sugan dalka Burkina Faso ayaa 12-kii iyo 13-kii…
Xafiiska la taliyaha sharciga ee Aqalka Cad oo sheegay inaanu jirin wax ku saabsan ‘diiwaanka martida
Talaado: January 17 2023 Xafiiska la taliyaha sharciga ee Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ayaa sheegay shalay…
Saraakiisha Mareykanka oo bilaabay markii labo diyaaradood oo rakaabah ay ku dhawaadeen inay isku dhacaan garoonka magaalada New York
Talaado: January 17 2023 Saraakiisha Mareykanka ayaa bilaabay baaritaan, kadib markii labo diyaaradood oo rakaab ka buuxan,…
Warar kii Ugu Danbeey Weerarkii Alshabaab ku Qaadeen Xawaadleey iyo Taliyihii Qaybta 3aad oo ku Dhintay
Talaado: January 17 2023 Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ku billowday qaraxyo oo ay…
Dabaal dag ka socda Galmudug kadib Qabsashadii Galcad, Xarardheere Iyo Ceeldheere
Talaado: January 17 2023 Ciidamada milateriga gaarka ah, ee dawladda Soomaaliya ayaa shalay la wareegay magaalada Xarardheere…