Author: QOL Contributor
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Guuleed oo bogaadiyey mar kale dagaalka ay dowladda Soomaaliya ku qaaday Khawaarijta Al-Shabaab
Axad: January 15 2023 Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa qoraal uu soo saaray…
Wasiirka waxbarashada Hirshabeelle oo kormeeray deegaannada laga xorreeyay Khawaarijta
Axad: January 15 2023 Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sarre ee maamulka Hirshabeelle, Mudane Maxamed Maxamuud Cabdulle…
Faahfaahin kasoo baxeysa qaraxii ka dhacay Buula-burde
Axad: January 15 2023 Waxa magaalada Muqdisho la geeyey dad badan oo dhaawacyo halis ahi ay…
Diyaarad ay saarnaayeen 72 qof oo ku burburtay meel u dhaw garoon ku yaalla bartamaha Nepal, waxaana ku dhintay 40 qof
Axad: January 15 2023 Diyaarad ay saarnaayeen 72 qof ayaa ku burburtay meel u dhaw garoon…
Ciidanka Ammaanka Puntland oo sheegay in la dilay Madaxii hawl-galada kooxda Khawaarijta Daacish ee gobolka BariAbu-Albara Al Amani.
Axad: January 15 2023 Ciidanka Ammaanka Puntland ayaa sheegay in la dilay Madaxii hawl-galada kooxda Khawaarijta…
Maamulka Somaliland oo Warqad ay uga hadleen arinta magaalada Laasscaanood u qorshay beesha Caalamka
Sabti: January 14 2023 Maamulka Somaliland ayaa Warqad ay uga hadleen arinta magaalada Laasscaanood u qorshay beesha…
Amiir Harry “ Qoyska weligood ima aysan cafiyeen haddii aan shaacin lahaa waxyaabaha qaar
Sabti: January 14 2023 Wiilka uu dhalay Boqorka UK, Amiir Harry ayaa sheegay inuu hayo dhacdooyin laga…
Ruushka oo duqeymo hor leh ka geystay Ukraine
Sabti: January 14 2023 Gantaallada Ruushka ayaa ku dhacay magaalooyinka Kyiv iyo Kharkiv, waxay burburiyeen xarumo muhiim…
Dowladda Britain oo sheegtay in taangiyada dagaalka ay u direyso Ukraine si ay xoojiyaan dagaalka ka dhanka ah Ruushka.
Sabti: January 14 2023 Britain ayaa sheegtay in taangiyada dagaalka ay u direyso Ukraine si ay xoojiyaan…
Dalka Shiinaha oo qirtay in ay jiraan lixdan kun oo dhimasho ah oo la xidhiidha Covid-ka bil gudaheed,
Sabti: January 14 2023 Shiinaha ayaa qirtay in ay jiraan lixdan kun oo dhimasho ah oo la…
Cambaarayn caalami ah oo Iran loo soo jeedinayo kadib markii ay xukun dil ah ku fulisay Alireza Akbari oo u dhashay Britain iyo Iran laguna eedeeyay basaasnimo.
Sabti: January 14 2023 Waxaa iska soo dabadhacaysa cambaarayn caalami ah oo Iran loo soo jeedinayo kadib…
Madaxweynaha Puntland Deni oo soo saaray Xeer Madaxweyne kuna magacaabay Guddiga Diyaarinta Wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.
Sabti: January 14 2023 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee…