Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Erdogan “ Waxaan soo celineynaa xiriirka aan Sacuudiga la lahayn’

Sabti: April 30, 2022 Madaxweynaha Turkiga Racip Tayip Erdogan oo kulan la yeeshay dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudi…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta Soomaaliya oo shaacisay in berri la buuxinayo 30-ka bisha Soon-qaad

Sabti: April 30, 2022 Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay go’aanka rasmiga ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo duqeeyey 400 oo goobood oo Ukraine ku yaalla.

Sabti: April 30, 2022 Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in ay ciidamadeedu duqeeyeen ku dhawaad 400 oo bartilmaameed…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Israa’iil oo la sheegay iney nin Falastiini ah ku dileen howlgal ay ka fuliyeen Daanta Galbeed ee la haysto.

  Sabti: April 30, 2022 Ciidamada Israa’iil ayaa la sheegay iney nin Falastiini ah ku dileen howlgal…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo gaashaanka u daruuray eed uga timid Mareykanka

Sabti: April 30, 2022 Ruushka ayaa ku gacan seydhay eed ay u soo jeedisay dowladda Mareykanka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Faransiiska oo wacad ku maray inuu taageero militari la garab istaagayo Ukraine

Sabti: April 30, 2022 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in Faransiisku uu sare u qaadi doono…

Posted in WARARKA MAANTA

Ukraine oo sheegtay duqeymaha Ruushka iney isku dhiibeyn

Sabti: April 30, 2022 Barasaabka gobolka Luhansk ee ku yaalla bariga Ukraine ayaa sheegay inaan la iisu…

Posted in WARARKA MAANTA

Jarmalka oo dacwad ka dhan ah Talyaaniga u gudbiyay ICJ

Sabti: April 30, 2022  Jarmalka ayaa dacwad ka dhan ah Talyaaniga u gudbiyay maxkamadda ugu sarreysa Qaramada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ugu yaraan 10 Askari oo lagu dilay qarax miino oo xalay saqdii dhexe loo dhigay kolonyo uu la socday Col Saney Cabdulle

Sabti: April 30, 2022 Ugu yaraan 10 Askari ayaa lagu dilay qarax miino oo xalay saqdii dhexe…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo sheegay in Ciidamasiisa ay bar-tilmaameedsan doonaan Hubkasta oo gudaha Ukraine la geliyo

  Sabti: April 30, 2022 Milateriga Ukraine ayaa shaaciyay in Ruushku uu hadda wado qorshe uu iskugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo sheegay in Ciidamasiisa ay bar-tilmaameedsan doonaan Hubkasta oo gudaha Ukraine la geliyo

Sabti: April 30, 2022 Xilli Dagaalka Ruushka uu ka wado Ukraine uu galay maalintii 66-aad, sidokalana ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Sabti: April 30, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Madaxtooyada kulan kula qaatay guddoomiyaha cusub ee…