Author: QOL Contributor
Blinken iyo Austin oo booqasha rasmi ku tagaya magaalada Kyiv
Axad: April 24, 2022 Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanka Antony Blinken iyo Xoghayaha Difaaca Lloyd Austin ayaa maanta…
FEIT oo sheegay ‘in si deg deg ah loo dhaariyo’ xildhibaannada cusub
Axad: April 24, 2022 Guddiga Doorashada Heer Federaal oo go’aan kasoo saaray Xildhibaanada dhawaan la doortay, isla…
Maxamed Kaahin: “xaaladda suuqa Waaheen waxa lagaga bixi karo midnimo”
Axad: April 24, 2022 Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan la yeeshay Xildhibaanada…
Nigeria: Dad badan oo ku dhintay qarax ka dhacay xarun saliidda lagu ifeeyo
Axad: April 24, 2022 Maamulka gobolka Imo ee koonfurta Nigeria ayaa sheegay in in ka badan konton…
Imran Khan iyo xisbigiisa oo ku dhawaaqay qorshe cusub oo ay billaabayaan
Axad: April 24, 2022 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan, Imran Khan ayaa shir jaraa’id oo uu ku…
Arrinta ugu weyn ee ay Ukraine u soo bandhigayso wefdiga Mareykanka ee booqanaya Kyiv
Axad: April 24, 2022 Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa shaaciyay in xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka iyo…
Dooni dalxiis oo lagu la’yahay dalka Japan
Axad: April 24, 2022 Ugu yaraan 10 qof ayaa dhimatay, kadib kadib markii dooni 26 dalxiisayaal ah…
Codbixinta doorashada Faransiiska oo bilaabatay iyo Macron oo rajeynaya inuu ka guuleysto Le Pen
Axad: April 24, 2022 Malaayiin qof oo ka mid ah shacabka Fransiiska ayaa maanta oo Axad ah…
Ciidamada kasoo jeeda qowmiyadda Tigreega oo magangelyo weydiistay dalka Suudaan
Axad: April 24, 2022 In ka badan 500 oo ka mid ah ciidamada Itoobiya, gaar ahaan kuwa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo safar ugu ambabaxay dalka Switzerland
Axad: April 24, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar hal maalin qaadan…
Puntland oo Guddi baaris ah u xil saartay weerarkii ka dhacay G/Mudug
Axad: April 24, 2022 Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa u…
Hay’ada Hormuud Salaam Foundation oo loo sameeyay kulan mahad celin ah.
Axad: April 24, 2022 Kulan ay soo qaban qaabiyeen Qaxootiga yamaniyiinta eek u sugan magaalada muqdisho ayaa…