Author: QOL Contributor
Gudoomiyayaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyina oo Waxba kama Jiraan Ku Tilmaamay Kuraasti Ceelwaaq lagu Doortay
Sabti: April 23, 2022 Guddomiyaha guddiga xalinta khilfadka doorashada Maxamed Cawil Warsame oo waxba kama jiraan ku…
Faah faahino Dheeraad ah oo Kasoo Baxaysa Dagaal ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho.
Sabti: April 23, 2022 Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal saaka…
Wada hadal u dhaxeeya Iran iyo Saudi Arabia oo magaalada Baghdad ee dalka Ciraaq dib uga bilaabay
Sabti: April 23, 2022 Dalalka sida weyn isku haya ee Iran iyo Saudi Arabia ayaa magaalada Baghdad…
RW Rooble oo cambaareeyay weerarkii xalay ee Liido
Sabti: April 23, 2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble qoraal uu soo saaray ayuu ku cambaareeyay…
Dowladda Ukraine oo baaqa u dirtay Qaramada Midoobay
Sabti: April 23, 2022 Dowladda Ukraine ayaa ugu baaqday Qaramada Midoobay inay kaalin weyn ka qaadato dadaallada…
Ruushka oo sheegay inuu soo riday diyaarado milateri oo laga leeyahay Ukraine
Sabti: April 23, 2022 Ruushka ayaa sheegay inuu soo riday hal diyaarad oo ah kuwa dagaalka iyo…
Guddiga Xalinta khilaafaadka oo isku khilaafay doorashadii Ceelwaaq
Sabti: April 23, 2022 Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Maxamed Cawil Warsame oo looga…
Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo gaaray Ceelwaaq
Sabti: April 23, 2022 Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta gaaray degmada Ceelwaaq ee…
Musharixiin ku tartameysa doorashada shan kursi oo shahaadooyinkii la gudoonsiiyay
Guddiga maamulka doorashada Jubbaland ayaa maanta shahaadada musharaxnimo guddoonsiiyay Musharixiinta u taagan doorashada kuraas shan ah oo…
Hadal jeedinta musharixiinta guddoonka labada gole oo bilaabatay
Sabti: April 23, 2022 Xildhibaanada Golaha shacabka iyo Aqalka Sare waxaa ay kulamo ku leeyihiin xarumaha ay…
Wasiir ka tirsan Jubbaland oo Xildhibaan loogu doortay Ceelwaaq
Sabti: April 23, 2022 Waxaa goordhow degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ka bilaabatay doorashada shan kursi oo…
Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo ku eedeeyay masuuliyadda dhacdadii caawa Gaalkacyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya
Khamiis: April 21, 2022 Gudoomiyaha Gobolka Mudug Ahna Mudane katirsan baarlamanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay masuuliyadda dhacdadii…