Author: QOL Contributor
Tirada Xildhibaanada qaadatay shahaadada musharaxnimo ee guddoonka Aqalka Sare oo la shaaciyay
Arbaco April 20, 2022 Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare Senator Aadan Cabdinaasir Maxamedayaa…
Ruushka oo farriin kama dambays ah u diray ciidamada ka dagaalamayo Mariupol
Arbaco April 20, 2022 Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa siisay digniin kama dambays dagaalyahanada Ukraine, kuwaas oo…
Khasaraaha hantidiyeed ee ka dhashay fataahadaha Koonfur Afrika
Arbaco April 20, 2022 Madaxweynaha Koonfur Afrika, Cyril Ramaphose, ayaa ku ku dhawaaqay in daadadkii qaaday gobollada…
Qaramada Midoobay oo ka digtay musiibo kusoo fool leh 20 milyan oo qof oo ku nool Geeska Africa
Arbaco April 20, 2022 Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa ka digtay in dad lagu qiyaasay 20…
Nin Maxkamad horteeda ka qirtay inuu dil ugu hanjabay Xil. Ilhaan Cumar
Arbaco April 20, 2022 David Hannon, oo 67 jir ah, taageerana u ah madaxweynihii hore ee dalka…
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka hubka Nukliyeerka uma adeegsan doono dagaalka ka socda Ukraine
Talaado: April 19, 2022 Ruushka hubka Nukliyeerka uma adeegsan doono dagaalka ka socda Ukraine, sida uu sheegay…
Hooyada dhashay mas’uul hore oo ka tirsanaa Dowlad Deegaanka oo ka hadashay xaaladda wiilkeeda oo xiran
Talaado: April 19, 2022 Nasrudiin Canab oo ka mid ahaa mas’uuliyiintii xilalka kala duwan ka soo qabtay…
Gabadh caan ka aheyd TikTok oo lagu xukumay saddex sano oo xarig ah
Talaado: April 19, 2022 Xiddig caanka ka ah barta TikTok oo u dhalatay dalka Masar ayaa lagu…
Cilmi Cali oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud
Talaado: April 19, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Cilmi Cali Cabdi u…
Xubno ka tirsan Guddiyada doorashada oo gaaray Garbahaarey
Talaado: April 19, 2022 Waxaa maanta magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo gaaray wafdi ka socda guddiyada doorashooyinka…
Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu qabtay Sh/Hoose
Talaado: April 19, 2022 Dhagarqabe ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ayaa maanta lagu qabtay howlgallo qorsheysan oo ururka…
Ruushka oo sii xoojiyay duqeymaha iyo weerarada uu ka wado Ukraine
Talaado: April 19, 2022 Militariga Ruushka ayaa sii xoojiyay duqeymaha iyo weerarada uu ka wado gobolada kala…