Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Xil. Cismaam Xaadoole oo qaatay shahaadada Xildhibaanimo

Talaado: April 19, 2022 Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa wali Magaalada Muqdisho ka wado Shahaado…

Posted in WARARKA MAANTA

Cristiano Ronaldo iyo xaaskiisa oo shaaciyay geerida wiilkooda

Talaado: April 19, 2022 Ciyaaryahanka kooxda Manchester United, Cristiano Ronaldo iyo Georgina Rodriguez ayaa shaaciyay geerida wiilkooda…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka degmada Kaxda oo shaaciyey xog ku aadan dilka Abwaan Beddel

Talaado: April 19, 2022 Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Marxuum Abwaan Beddel Jaamac…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha ciidamada guutada Gedo oo ka jawaabay eedeymo uu soo jeediyay Guddoomiyihii hore ee Gedo

Isniin: April 18, 2022 Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo ayaa sheegay in xalay gurigiisu ay weerar ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo weerarkii baarlamanka ku qeexay ‘isku day lagu curyaaminayo dhameystirka doorashada’

Isniin: April 18, 2022  Tiro madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa maanta lagu weeraray xarunta baarlamanka Soomaaliya ee magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha ku-meel gaarka ah ee hay’adda NISA Yaasiin Farey oo la filayaa inuu xilka ka dego marka uu maro dhaarta xildhibaan

Isniin: April 18, 2022 Taliyaha ku-meel gaarka ah ee hay’adda NISA Yaasiin Farey ayaa la filayaa inuu…

Posted in WARARKA MAANTA

Daaud Cadar Cilmi oo lagu Dilay Muqdisho Xalay iyo Faahfaahin laga Helay Dilkiisa

Isniin: April 18, 2022 Askari ka tirsan ciidanka Booliska DF ayaa isgoyska Ex-Kuliyaddii Jaalle Siyaad ee magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Roobab Xoogan oo ka Da,ay Magaalada Dhuusamareeb

Isniin: April 18, 2022 Magaalada Dhusamareb iyo Hareeriheeda  waxaa Xalay ka Da,ay   Roob Xoogan Allaa Mahada iska…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye Macalimuu oo Sheegay inay Soo Weerareen Ciidamo ku Heyb ah Madaxweyne Farmaajo

Isniin: April 18, 2022 Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo u abaabulnaa qaab beeleed ayaa xalay weerar ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Guddoonka Baarlamaanka lacagaha laga Qaadaayo oo la shaaciyay

Isniin: April 18, 2022 Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw meel mariyay  xeerka doorashooyinka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ilaalada Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur oo Khasaaro Kasoo Gaaray Hobiyayaal Lagu Garaacay Xarunta Baarlamaanka

Isniin: April 18, 2022 Labo ka mid ah ilaalada gaarka ah ee Musharrax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame…

Posted in WARARKA MAANTA

Sacuudiga oo aad uga carooday gubidda kitaabka Quraanka ee Sweden

Isniin: April 18, 2022 Sacuudi Caabiya ayaa aad uga carootay wararka sheegaya in si ula kac ah…