Author: QOL Contributor
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo qirey in uu la hadlay Farmaajo iyo Rooble
Isniin: April 4, 2022 Madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed madaxbanaanida ugu dhowaaqday ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa qirey…
Cunaqabatayn ka dhan ah Ruushka oo Faransiisku ku baaqay ka dib markii ciidamada Ruushka ay dad rayid ah ku laayeen magaalada Bucha
Isniin: April 4, 2022 Cunaqabatayn dheeri ah oo ka dhan ah Ruushka ayaa Faransiisku ku baaqay ka…
Macron oo ku baaqay in la beedsado warshadaha saliida iyo dhuxusha ee Ruushka
Isniin: April 4, 2022 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku baaqay in cunaqabatayn dheeri ah lagu soo…
Ku dhawaad 2.5 milyan oo qof oo ka cararay colaadda Ukraine oo u qaxay Poland
Isniin: April 4, 2022 Ku dhawaad 2,481,000 oo qof ayaa ka qaxay Ukraine una qaxay Poland tan…
Somaliland oo qeylo dhaan u dirtay Beesha Caalamka
Isniin: April 4, 2022 War saxaafadeed kasoo baxay Golaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Baaq qaylo dhaan ah…
Shidaal la’aan baahsan oo ka taagan Kenya xilli dadka ay Safaf dhaadheer ugu jiraan
Isniin: April 4, 2022 Shidaal la’aan baahsan oo dalka oo dhan ah ayaa ka taagan Kenya, iyadoo…
QM oo Soomaaliya ka dalbatay inay deg deg u joojiso xukunnada dilka ah
Axad: April 3, 2022 Khabiirka Madaxa-bannaan ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya Marwo…
Cimran Khan oo isku dayga xil ka xayuubintiisa ku eedeeyay Mareykanka
Axad: April 3, 2022 Madaxweynaha Pakistan ayaa kala diray baarlamaanka dalkaas ka dib markii ay sameeyeen isku…
Ukraine oo ka hadashay xasuuqa dadka rayidka ee Sabtidii la soo bandhigay
Axad: April 3, 2022 Kaaliyaha sare ee madaxweyne Zelensky ayaa sheegay in xasuuqii dadka rayidka ahaa ee…
Ciidamada amaanka Sri Lanka oo ka hortagay dibad bax ay dhigayeen mucaaradka
Axad: April 3, 2022 Ciidamada amaanka ee dalka Sri Lanka ayaa is hortaag ku sameeyay dibad bax…
Wasaarahii hore ee dalka kenya Raila odinga oo ka badbaaday isku day dil
Axad: April 3, 2022 Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaarahii hore ee dalka kenya Raila…
Hormuud Salaam Foundation oo deeq gaarsiisay Isbitaalka Dhimirka Xabeeb.
Axad: April 3, 2022 Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa gaarsiisay Deeq kala duwan oo ka kooban raashiin…