Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Ukraine oo gantaallo looga soo weeraray dhinaca Belarus Gabaldhicii galabta

Axad: February 27, 2022 Gantaallada nooca loo yaqaanno Iskander oo laga riday Belarus ayaa lagu weeraray Ukraine…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibedda Britain Liz Truss oo shaki ka muujisay in Putin uu adeegsado Hubka Kiimikada..

Axad: February 27, 2022  Dagaalka Ruushka iyo Ukraine wuxuu socon karaa “sanado badan” waxayna dunida u baahan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Volodmyr Zelensky oo diiday dalab uga yimid xukuumadda Moscow oo ah in ay isaga iyo Putin ku kulmaan waddanka Belarus..

Axad: February 27, 2022  Madaxweyne Volodmyr Zelensky ayaa diiday dalab uga yimid xukuumadda Moscow oo ah in…

Posted in WARARKA MAANTA

Khasaaraha ilaa hadda gaaray Ciidamadda Ruushka dagaalka maalintii afaraad ka socda Ukraine

Axad: February 27, 2022  Wasiir ku xigeenka difaaca Ukraine ayaa soo saartay qiyaasta khasaaraha ay sheegtay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Ukraine oo muwaadiniinta ku boorineysa in ay bambooyin sameeyaan

Axad: February 27, 2022 Milateriga Ukraine ayaa soo saaray tababaro loo sameynayo dadka caadiga ah ee dhaqdhaqaaqa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wariye Macallimuu oo goor dhawayd loogu doortay in uu Noqdo Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka magaalada Beledweyne

. Axad: February 27, 2022 Magaalada Beledweyne waxaa maanta lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah xubnaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Khaliif oo markale ku guuleystay doorashada kursiga HOP-032.

Axad: February 27, 2022 Waxaa si rasmi ah Magaalada Beledweyne ugu bilaabatay doorashada kuraas ka mid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ukraine oo dadka ajaaniibta ah ka codsaday in ay dagaalka la soo galaan oo ay caawiyaan

Axad: February 27, 2022 Xuukumadda Kyiv ayaa sheegtay in ay samaynayso guuto loogu magacdaray ” guutadda caalamiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Kuuriyada Waqooyi oo mar kale dib u bilowday tijaabada gantaalaha ridada dheer

Axad: February 27, 2022 Saraakiisha Kuuriyada Koofureed iyo Japan ayaa sheegay, in Kuuriyada Waqooyi ay Axadda maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

War DegDeg ah: Dagaal kulul oo goor dhawayd ka bilaawday magaalada Kharkiv

Axad: February 27, 2022 Waxaa hadda la soo sheegayaa in dagaal uu ka socdo waddooyinka magaalada Kharkiv….

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga oo Dhabarka Ka Jabiyay Howlgalkii Ruushku ka waday Ukrain

Axad: February 27, 2022 Dowlada Turkiga ayaa si rasmi ah u xirtay Biyaha Badda Madow kadib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

C.Qaadir lugey oo xalay lagu dilay degmada Dhakeynley ee magaalada Muqdisho

Axad: February 27, 2022 C/qaadir C/llaahi Lugey oo ahaa nin dhalinyaro ah ayaa Xalay  fiidnimadii lagu dilay…