Author: QOL Contributor
Indha Qarshe oo loo diiday kursiga HOP#020 – “Waa inaan ka tashano kasii mid ahaanshaha Galmudug
Talaado: March 1, 2022 Taliyihii hore ee ciidamada Xoogga Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe)…
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland oo daahfurtay Manhaj Waxbarasho
Isniin: February 28, 2022 Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay…
Gaska Raashinka lagu karsado ee Safe Gas oo qaali ka Noday Dalka Kenya maadaama laga keeni jiray dalka Ruushka
Isniin: February 28, 2022 Wararka ka imaanaya Dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Qiimaha…
Ciidamo badeed oo ay leedahay Ukraine oo nolosha lagu qabtay
Isniin: February 28, 2022 Ciidmo u dhashay Ukraine oo sida la sheegay lagu weeraray jaziirada Zmiinyi ayaa…
Guddiyada Doorashooyinka ee dawlad goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo lagu shaaciyay jadwalka doorashada
Isniin: February 28, 2022 War qoraal ah oo ay caawa soo saareen Guddiyada Doorashooyinka ee dawlad goboleedyada…
Dowladaha Ukraine iyo Ruushka oo uu u furmey wada hadal toos ah goor dhawayd
Isniin: February 28, 2022 Sawiro ayaa bilawdey iney kasoo baxaan wada hadalada wufuud ka kala socota Ukraine…
Ruushka oo dalkiisa ka mamnuucdey duulimaadyada diyaaradaha 36 waddan
Isniin: February 28, 2022 Dowladda Ruushka ayaa ku dhawaaqdey iney ka mamnuucey dalkeeda duulimaadyada diyaaradaha 36 wadan,…
Madaxweyne Faransiiska, Emmanuel Macron oo dhawr jeer ka codsaday Putin in uu nabad qaato
Isniin: February 28, 2022 Sida laga soo xigtay war ka soo baxay madaxtooyada Faransiiska, madaxweyne Emmanuel Macron,…
Sidee xayiraadda SWIFT u saameyneysaa dhaqaalaha Ruushka?
Isniin: February 28, 2022 Dalalka ugu waaweyn Reer Galbeedka, oo ay kamid yihiin Mareykanka, Midowga Yurub, Canada…
Qiimaha lacagta ruble ee Ruushka oo dhulka galay
Isniin: February 28, 2022 Qiimaha lacagta Ruushka ee ruble ayaa Isniinta maanta ah hoobatay marka loo eego…
Putin oo la xasuusiyey in Reer Galbeedku heystaan hub niyukliyeer ah
Isniin: February 28, 2022 Madaxweynaha Ruushka, ayaa ku dhawaaqey in ciidamadiisa Niyukliyeerka ah ay heegan sare galaan,…
Maxbuus Iiraani ah oo farxad darteed u dhintay
Isniin: February 28, 2022 Nin u dhashey dalka Iran, ayaa waxaa soo wajahay wadno xanuun aad u…