Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay afaafka hore ee saldhigga ciidamada cirka oo ku yaalla caasimadda Afghanistan ee Kabul.

 Isniin: January 2023 Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa  ka dhacay afaafka hore ee saldhigga ciidamada cirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Isimada dhaqanka Dhulbahante oo dhisay gollaha Hogaanka Jabhada SSC ee ka soo hor jeeda Maamulka Somaliland

 Isniin: January 2023 Golaha sare ee dhaqanka Dhulbahante oo  ka ambaqaadayna go’aankii shirkii Dhulbahante ee lagu gudoomiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

War-saxaafadeed ka soo baxay beesha caalamka oo loogu looga hadlay xaalada magaalada Laascaanood oo ciidanka Somalilanday ku dileen dad shacab ah

 Isniin: January 2023 War-saxaafadeed ka soo baxay beesha caalamka ayaa loogu looga hadlay xaalada magaalada Laascaanood oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka oo goor dhawayd Alshabaab kala wareegay deegaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud.

Axad: JANUARY 1, 2023  Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ayaa lagu soo warramaya inay maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo milatariga Somaliland oo gudaha ugalay Xarumaha shirkadaha isgaadhsiinta SOMTEL, GOLIS Iyo TELESOM, laascaanood si loo Damiyo khadka inter-netka

Axad: JANUARY 1, 2023 Maanta oo Axad ah waxaa magaalada Laascaanood  ka socda kacdoonka ay bulshada deegaanku…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe oo ku eedeeyay Senator Fartaag in uu dhaq-dhaqaaq ka dhan ah Jubbaland ka wado gobolka Gedo

Axad: JANUARY 1, 2023 Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal

Axad: JANUARY 1, 2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal wasaare Xamsa ”Waa lagama maarmaan in dib u qiimeyn lagu sameeyo Shaqaalaha dowladda”.

Axad: JANUARY 1, 2023 Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa faray agaasimayaasha guud…

Posted in WARARKA MAANTA

Generaal Biixi oo ka hadlay halka ay marayaan howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta

Axad: JANUARY 1, 2023 – Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo goob fagaar…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Karaash oo isiku qilaafay in Ciidamo iyo gaadiid dagaal loo diro Gobolka Sool magaalada laascanood

Axad: JANUARY 1, 2023 -Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in…

Posted in WARARKA MAANTA

Weeraryahanka Real Madrid Vinicius oo weerar ku qaaday maamulka La Liga ka dib markii ay cunsuriyeeyeen kulankii shalay taageerayaasha kooxda Real Valladolid.

Axad: JANUARY 1, 2023 Weeraryahanka Real Madrid Vinicius Jr ayaa weerar ku qaaday maamulka La Liga ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqeymo ka dhacay caasimadda Ukraine xilli loo dabbaaldegayay sanadka cusub

Axad: JANUARY 1, 2023 Xilli saqdii dhexe ee xalay loo dabbaaldegayay sanadka cusub ayaa waxaa caasimadda Ukraine…