Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Garaad jaamac oo kamid ah isimada dhaqanka Gobolada Laascaanood oo Somaliland ugu baaqay inay deg deg uga baxaan magaalada Laascaanood

. Axad: JANUARY 1, 2023 Waxaa Xalay Warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Laascaanood Garaad jaamac garaad ismaaciil…

Posted in WARARKA MAANTA

koox ka tirsan Al-Shabaab oo isku dayay inay baxsadaan oo isku dhiibaan ciidanka dowladda iyo Alshabaab oo Dagaal ku dhex maray degmada Xarardheere .

 Sabti: DECEMBER 31, 2022  Wararka aan ka heleyno gobolka Mudug waxay sheegayaan in uu maanta duleedka degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Jeneraal Biixi oo degmada Ruun-irgood kula hadlay cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga oo sheegay in ciidankii tababarka u jiray Eritrea ay dagaalka ku soo biirayaan.

. Sabti: DECEMBER 31, 2022  Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Sweden oo ka jawaabtay Qorshaha Xisbiga SD ee lagu joojinayo Luuqada Hooyo

. Sabti: DECEMBER 31, 2022 Xisbiga SD ayaa shalay ku dhawaaqay in Dowlada kala shaqeenayaan in luuqada…

Posted in WARARKA MAANTA

Kuuriyada Waqooyi oo sanadkan 2022 ku macsalaameysay tijaabinta gantaallo ay ku riday Kuuriyada Koonfureed.

Sabti: DECEMBER 31, 2022 Kuuriyada Waqooyi ayaa saddex gantaal oo kuwa riddada gaaban ah ku riday dhinaca…

Posted in WARARKA MAANTA

Xarunta xuquuqda aadanaha ee Somaliland oo xaqiijiyey in 10 qof ay ku dhinteen magaalada Laascaanood.

Sabti: DECEMBER 31, 2022 Xarunta xuquuqda aadanaha ee Somaliland ayaa xaqiijiyey in 7 qof ay ku dhinteen…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo dhowr gantaal ku garaacay magaalooyin ku yaalla dalka Ukraine goor dhawayd

Sabti: DECEMBER 31, 2022 Ruushka ayaa dhowr gantaal ku garaacay magaalooyin ku yaalla dalka Ukraine, sida ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Baadarigii ugu sarreeya madhab-ka Catholic-ga diinta masiixiga Benedict XVI oo dhintay isaga oo ahaa 95 jir

Sabti: DECEMBER 31, 2022 Baadarigii ugu sarreeya madhab-ka Catholic-ga ee diinta masiixiga Benedict XVI ayaa dhintay isaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo ICJ u dirtay codsi ku aaddan dhulka Falastiin ee Isra’el

Sabti: DECEMBER 31, 2022 Maamulka falastiiniyiinta ayaa soo dhaweeyay codbixin uu golaha guud ee qaramada midoobay kaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Kabtanka xulka waddanka Portugal Cristiano Ronaldo oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Al Nassr ee Sacuudi Carabiya

Sabti: December 31  2022  Kabtanka xulka waddanka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa ku biiray kooxda Saudi Arabia ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Liiska 11-ka qof oo geeridoodu ugu saameynta badneyd 2022

Sabti: December 31  2022  Sanadkan dhammaadka ah ee 2022, waxaa dunida ka baxay dad badan oo magac…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo oo War kasoo saaray xaalada magaalada Laascaanood iyo dhibaatooyinka ka dhacaya.

Sabti: December 31  2022  Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa War kasoo saaray xaalada magaalada…