Author: QOL Contributor
Wasiirka haweenka oo tababar ku saabsan Haweenka iyo nabadda ka furtay Muqdisho
Talaado: February 8, 2022 Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS xildhibaan, Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa…
Guryo badan oo ku gubtay Dab ka kacay deegaanka Dirgooys oo ka tirsan Hiiraan.
Talaado: February 8, 2022 Sida ay Xaqiijiyeen Goobjoogeyaal la hadlay Warbaahinta Waxaa guud ahaanba baa’baday tuulada Lagu…
Itoobiya Koox fallaaga ah oo lagu eedeeyay dilka 160 qof
Talaado: February 8, 2022 Maamulka gobolka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa ku eedeeyay koox fallaago ah inay…
Qarama Midoobay oo war ka soo saartay xaaladda abaarta Geeska Afrika
Talaado: February 8, 2022 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada adduunka ee WFP ayaa sheegtay in 13…
Dowladda Soomaaliya oo maanta guddoontay gargaar uga yimid Imaaraadka Carabta
Talaado: February 8, 2022 Diyaarad sidday gargaar raashinka ah ayaa waxa dowladda Soomaaliya soo gaarsiisay Hay’adda Bisha…
Madaxweynaha Ethiopia iyo wafti ka socda QM oo gaaray magaalada Jigjiga
Talaado: February 8, 2022 Waxaa caasimada deegaanka Soomaalida ee magaalada Jigjiga soo gaaray Madaxweynaha dalka Itoobiya Sahle-Work…
R/W Rooble oo kulan la qaatay Gudoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafadka Doorashada.
Talaado: February 8, 2022 Gudoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafadka Doorashooyinka Heer Federaal Mohamed Cawil Warsame ayaa kulan la…
Barnaamij basaas oo Israiil sameysay oo loo adeegsaday saraakisha dowladdaasi
Talaado: February 8, 2022 Dawladda Israa’iil ayaa magacaabi doonta guddi baadhitaan oo ogaada xaqiiqada in ay booliisku…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo amray in la baaro dhamaan xaafadaha magaalada Baledweyne
Talaado: February 8, 2022 Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka amniga guud…
Shah Rukh Khan oo loogu dhaganyahay haweenay caan ahayd oo dhimatay oo uu Quran ku tufay
Talaado: February 8, 2022 Fanaanada Bollywoodka Lata Mangeshkar, ayaa aaskeeda waxa lagu qabtay beerta Shivaji ee magaalada…
Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Magaalada Nairobi
Talaado: February 8, 2022 Kooxo Burcad ah kuna hubeysnaa bustoolado ayaa muwaadin Soomaaliyeed waxaa ay ku dileen…
Ciidamo katirsan Kenya oo Qarax lala eegtay iyo Al-shabaab oo sheegtay.
. Talaado: February 8, 2022 Ciidamo katirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sida la sheegay Qarax…