Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Joe Biden “dhaqdhaqaaq ciidamada Ruushku ka sameeyaan Ukrain waxa uu ka dhigan yahay weerar Moskana way ka shalayn doontaa.

Sabti: January 22, 2022 Waxaa isa soo taraya welwelk laga qabo in Ruushku uu ku duulo dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqayn Gaystay Khasaaro 30 Dhimasho iyo Dhaawaca ah oo Ka dhacday Dalka Yemen

Sabti: January 22, 2022 Dayuuradaha dagaalka Isbahaysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa duqaymo ka fuliyay xalay dalka Yemen….

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo u ambabaxay Magaalkada Garoowe.

Sabti: January 22, 2022 -Maxamed Cawil Warsame gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

17 qof oo mku dhimatay markii gaari ay saarnaayeen walxaha qarxa uu ku dhacay mooto mareysay galbeedka Ghana

Sabti: January 22, 2022 Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhimatay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Lagu wado in maanta ay ka dhacdo Garowe

Sabti: January 22, 2022 Shan kursi oo kamid ah Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada dadka ku dhintay dibadbaxyada Suudaan oo korortay

Sabti: January 22, 2022 Golaha Dhexe ee Dhakhaatiirta Suudaan ayaa ku dhawaaqay, in tirada dadka ku dhintay…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo AU oo ka heshiiyey qorshaha amniga Qaranka

Sabti: January 22, 2022 Guddiga farsamada ee dowladda Soomaaliya u qaabilsan wadaxaajoodka, hanaanka kala wareega amniga Qaranka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya iyo Gabon oo ka wada hadlay xiriirka labada dal

Sabti: January 22, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Mahdi Guuleed oo raali galin siiyay Raisal wasaare Rooble.

 Hadalkii  Cabdi Xaashi iyo Boqor Buurmadow Sabti: January 22, 2022 R/wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo Tanzania oo ka wada hadlay xiriirka labada dal.

Sabti: January 22, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Doorashada G/waqooyi oo shaaciyay Jadwalka Doorashada 3 kursi.

Sabti: January 22, 2022 Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Gobolada Waqooyi-Somaliland ee SEIT ayaa shaaciyay Jadwalka qabashada Doorashada 3…

Posted in WARARKA MAANTA

Dawladda Maraykanka “ Calooshood u Shaqeystayaal Ruush ah ayaa jooga Dalka Mali

Sabti: January 22, 2022 Dawladda Maraykanka ayaa xaqiijisay wararka sheegaya in kooxda Wagnar oo ah askar calooshood…