Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

GalMudug oo ka hadashey saraakiishii dowladda Soomaaliya ee lagu diley gobolka Galgaduud

isniin: January 10, 2022 Waxaa maanta la aasay meydadka saraakiil iyo askar ka tirsanayd military-ga Soomaaliya, oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Kazakhstan oo ku tilmaamey rabshadaha ka socda dalkiisa afgambi

isniin: January 10, 2022    Madaxweynaha Kazakhstan, Kassim Tokayev, ayaa ku macneeyey isku dhacyada lagu hoobtey ee dalkaasi…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo war ka soo saartay heshiiska cusub ee Golaha Wadatashiga Qaran

isniin: January 10, 2022    Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhaqaalaha Mareykanka oo koboc xooggan sameynaya sanadkan 2022 Gobolada oo la kor dhiyay lacagaha lagu shaqeeyo

isniin: January 10, 2022 Sanadkan bilowday ee 2022, inta badan tilmaamaha ayaa muujinaya in dhaqaalaha Mareykanka uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo dishay taliyihii guutada 13-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka

isniin: January 10, 2022 Taliyihii guutada 13-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Gaashaanle Dhexe Cali Maxamed Soocadde iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

19 qof oo ay ku jiraan sagaal carruur ah oo ku dhintay dab ka kacay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada New York ee dalka Mareykanka

isniin: January 10, 2022 Ugu yaraan 19 qof oo ay ku jiraan sagaal carruur ah ayaa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Eritrea oo lagu eedeeyey iney weerar ku qaadey gobolka Tigreega

isniin: January 10, 2022 Kooxaha mucaaradka Tigreega ee ku sugan gobolka waqooyiga ee dalka Itoobiya, ayaa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiil u geeriyootay dhaawacyo kasoo Garay dagaal shalay ka dhacay degaanka Cadakibir

isniin: January 10, 2022 Dagaal u dhaxeeyay xubno ka titsan Al-shabaab iyo ciidanka galmudug oo shalay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo joojisay gargaarkii bini’adamnimo ay geeyn lahayd waqooyiga dalka Ethiopia.

isniin: January 10, 2022 Hay’adaha gargaarka qm ayaa hakiyay shaqadii ay ka hayeen waqooyi-galbeed ee gobolka Tigray…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay dad ku eedeysan dilka Mas’uul ka tirsan maamulka Puntland

isniin: January 10, 2022 Ciidamada Booliiska Gobolka Nugaal ayaa shaaciyey in ay gacanta ku soo dhigeen ilaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay wakiilka gaarka ah ee Norway u qaabbilsan Soomaaliya

isniin: January 10, 2022  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Gor Gor oo argagixiso badan ku laayey Sh/Hoose

January 10, 2022  Ciidanka Gor Gor ee xoogga dalka ayaa ayaa in ka badan 25 xubnood oo…