Author: QOL Contributor
NISA oo xoojisay ciidankeeda garoonka Aadan Cade iyo amarkii Wasiirka Amniga Rooble oo shaqeyn waayay
January 10, 2022 Wasiirka Amniga ee xukuumadda xil-gaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur wuxuu bilowgii todobaadkii hore ku amray…
Cabdulraxmaan Cirro oo ku eedeeyey xukuumadda Muuse Biixi ee Somaliland muddo kororsi
January 10, 2022 Murashaxa madaxtinimada ee Jamhuuriyadda goonni isu taageeda ku dhawaaqdey ee Somaliland ee Xisbiga Waddani,…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah fulisay
January 10, 2022 Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa saaka waxaa ay xulun dil toogasho ah…
Golaha Midowga Murashaxiinta oo soo dhoweeyey war-murtiyeedkii galabta ka soo baxay shirka Golaha Wadashiga Qaranka
Axad: January 9, 2022 Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa soo dhoweeyey war-murtiyeedkii galabta ka soo baxay shirka Golaha…
kulankii caawa dhex maray ROOBLE, Kheyre iyo Sheekh Shariif
Axad: January 9, 2022 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan gaar ah la…
Ciidamo AMISOM oo baxay Xalane oo goor dhawayd gaaray Mdaxtooyada lana wareegay Amniga Madaxtooyada
Axad: January 9, 2022 Waxaa caawa gaaray xarunta Madaxtoyada Soomaaliya Ciidamo dheeraad ah oo ka socda Amisom,…
Booliska Suudaan oo kala eryay dad dibadbaxyo ka dhigayay Khartuum
Axad: January 9, 2022 Ciidamada ammaanka ee Suudaan ayaa sunta dadka ka ilimeysiisa ku kala eryay dad…
Senegal oo ay ka maqnaan doona goolhaye Edouard Mendy iyo Kalidou Koulibaly kulankooda furitaanka koobka qaramada Afrika
Axad: January 9, 2022 Senegal waxaa ka maqnaan doona goolhaye Edouard Mendy iyo Kalidou Koulibaly kulankooda furitaanka…
Xaalada Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud oo caawa dagan kadib Dagaal maanta ka dhadcay
Axad: January 9, 2022 Wararka ka imaanaya caawa Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in caawa…
Guddoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka Cali Yare oo u Hanjabay dadka ka baxaanbaxaya afgambigii fashilmay ee 27-kii December
Axad: January 9, 2022 Waxaa maanta kulan iskugu yimid dad taageersan Madaxweynihii hore ee Somaliya farmaajo iyo…
Guddiga ka jawaabista Abaaraha ee Gobolka Banaadir oo ka hadlay xaaladaha abaarta dalka gaar ahaan saameynta ay ku yeelaneyso Gobolka Banaadir
Axadf: January 9, 2022 Shir ay isugu yimaadeen xubnaha Guddiga ka jawaabista Abaaraha ee Gobolka Banaadir ayaa…
Dowlad Deegaanka Soomaalida oo ku dhawaaqday tallaabooyin looga hortaggayo saameynta abaarta xoogan ee ka jirta Somaliya
Axadf: January 9, 2022 Wararka ka imaanaya Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa sheegaya in Xukuumadda ku amartay…