Author: QOL Contributor
Khilaafka u dhaxeeyo PSF iyo puntland oo wali ka taagan boosaaso.
Axad: January 9, 2022 –Waxaa wali magaalada boosaso ka tagaan khilaafka udhaxeeyo PSF iyo maamulka puntland waxaana…
Shaqaalaha Gargaarka: 56 qof ayaa ku dhintay duqeymo ka dhacay gobolka Tigray
Axad: January 9, 2022 Duqeymo cirka ah oo ka dhacay gobolka Tigray ee dalka Ethiopia ayaa waxaa…
Faah-faahino dheeraad ah oo kasoo baxayo dil ka dhacay muqdisho.
Axad: January 9, 2022 – Dagaalmayasha Al-Shabaab ayaa dil ugu geeystay degmada Warta nabadda Ismaaciil Maxamed Aadan,…
Cali jeyte cismaa oo Dowladda dhexe ku eedeyay in ay indhaha ka qabsatay abaaraha ka jira Hiiraan.
Axad: January 9, 2022 –Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada beledweyne…
Dowladda kenya oo ku dhowaadqay inay dib u fureyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya
Axad: January 9, 2022 Kenya ayaa shaaca ka qaaday inay si rasmi ah u furi doonto xuduuda…
Tiro dad ah oo ku dhimatay duqeyn ka dhacday xero ku taalla Tigray
Axad: January 9, 2022 Shaqaalaha gargaarka ee ku sugan waddanka Itoobiya ayaa sheegaya in 56 qof lagu…
Amiirad u dhalatay Sucuudiga oo muddo kadib xoriyaddeedii dib u heshay
Axad: January 9, 2022 Amiirad u dhalatay Sucuudiga iyo gabadheeda ayaa xoriyaddooda dib u helay kadib ku…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo marayo heer gobogabo ah
Sabti: January 8, 2022 Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda Muqdisho ayaa maraya heer gebogebo ah…
Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah oo gacan ka geysatay badbaadinta nolosha nin 71 jir ah oo wadnaha xanuun kaga dhacay.
Sabti: January 8, 2022 Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah ayaa gacan ka geysatay badbaadinta nolosha nin…
Booliska dalka Liberia oo xabsiga u taxaabay nin u dhashay Sierra Leone kadib in uu isku dayay in uu iibiyo wiil uu dhalay oo 10 jir ahaa.
Sabti: January 8, 2022 Booliska dalka Liberia ayaa xabsiga u taxaabay nin u dhashay Sierra Leone, waxaana…
Senator Cabdiraxmaan faroole oo ka hadlay shirka Muqdisho ka socda
Sabti: January 8, 2022 Senator Cabdiraxmaan Faroole oo ka hadlay is-mariwaaga shirka golaha wadatashiga qaranka ee Muqdisho…
Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo uu Muqdisho caawa ka wado Taliye Ku-xigeenka Booliiska Jeneraal Cismaan Maxamed Cabdullaahi kaniif
Sabti: January 8, 2022 Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka jira dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo uu wado Taliye…