Author: QOL Contributor
Ciidamada Ammaanka Jubbaland oo howlgallo ka sameeyay Kismaayo
Sabti: January 8, 2022 Ciidamada Ammaanka Jubbaland ayaa Hawlgallo ka sameeyay Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Kismaayo….
Madaxweynaha Kazakhstan oo diiday inuu wada hadal la galo kooxo dibad bax kawada dalkaasi.
Sabti: January 8, 2022 –Madaxweynaha Kazakhstan Kassym Tokayev ayaa ku dhawaaqay Jimcihii inuu diiday wax kasta oo…
Jubbaland iyo Puntland oo bogaadiyey go’aankii uu qaatay RW Rooble ee Dubai
Sabti: January 8, 2022 Dowlad Goboleedka Puntland ayaa aad u soo dhoweeyey tallaabada uu Ra’iisul Wasaaraha XFS…
Kuuriyada Koonfureed oo xayiraad socdaal ku soo rogtay Lix dal
Sabti: January 8, 2022 Kuuriyada Koonfureed ayaa kordhin doonta xayiraadda socdaalka ee lix waddan oo ku yaal…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo dib uga bilaawday Muqdisho
Sabti: January 8, 2022 Waxaa xalay magaalada Muqdisho dib uga bilaawday shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, kadib maalin…
Biyo la’aan ka taagan deegaanka Filtu ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya
Sabti: January 8, 2022 Biyo la’aan baahsan ayaa waxaa laga soo sheegayaa deegaanka Filtu ee gobolka Liibaan…
dibadbax looga soo horjeedo afgambigii fashilmay ee 27-kii December oo muqdisho ka dhacaya bari.
khamiis: January 6, 2022 Waxaa magaalada Muqdisho ka socda abaabulka dibadbax kale oo looga soo horjeedo afgambigii…
Xabad joojin hor dhac ah oo laga gaaray Colaadii Saaxo Maygaag
khamiis: January 6, 2022 Xabad joojin hor dhac ah ayaa laga gaaray Colaaddii deegaanka Saaxa Maygaag oo…
Taliska Booliska maamulka Galmudug oo ku wareejiyay Gaari laga so dhacay Maamulka Puntland
Khamiis: January 6, 2022 Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Qaasin Shiiq-doon Cali ayaa ku Wareejiyay Saraakiisha Amniga…
DENI “Haddii aan Rooble noqoneyn Taliyaha ciidamada Qalabka sida, Shirku waa fashil
khamiis: January 6, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ayaa xooga saaraya in Raysalwasaare Rooble la warego masuuliyada…
LAFTAGAREEN “Rooble Amniga deegaankayga ku aaminayo, Amniga Doorashadase HAA”
khamiis: January 6, 2022 Madaxweynaha Koonfur Galbeed, ayaa si adag uga soo horjeestay aragtida ah in RW…
In ka badan 60 gabdhood oo tababar umulisanimo loogu qabtay Kismaayo
khamiis: January 6, 2022 69 gabdho umuliso ah oo ka kala yimid 11 gobol oo dalka kamid…