Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Cumar filish “Shacabka Wadajir waa in ay ka shaqeyaan Amniga Degmadooda si ay u helaan nabad iyo xasilooni”

Arbaco:  December 29, 2021 -Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho  Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wakiiladda Beesha Caalamka oo Maanta la filayo in ay wadahadal la yeeshaan Farmaajo.

Arbaco:  December 29, 2021 Xogo hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in wakiilada Beesha Caalamka ee C6+…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo Uhuru Kenyatta kala hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya

Arbaco:  December 29, 2021 Xoghayaha arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka, Antony Blinken ayaamadaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta kala…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee gobolka Oromada ee dalka Itoobiya oo la laayay Walaalihiis iyo Qaraabadiisaa.

Arbaco:  December 29, 2021 Waxaa weerar lagu dilay saddex wiil oo la dhashay madaxweynihii hore ee gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xarun Dhaqancelin ah oo laga furay magaalada dhuusamareeb ee xarunta Galmudug

Talaado: December 28, 2021 Waxaa galabta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug laga daah furay xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalka Sudan: Macdan qodeyaal ku dhintay god ku soo dumay.

Talaado: December 28, 2021 Saraakiisha Sudan ayaa sheegay in in ka badan sodon ka mid ah dad…

Posted in WARARKA MAANTA

haween socod ku dhex maray Afghanistan iyagoo dalbanaya in la soo afjaro wax ay ku sheegeen dilka iyo jirdilka ay Taalibaanku kula kacayaan askarta iyo shaqaalihii hore ee rayidka.

Talaado: December 28, 2021 Koox haween ah ayaa socod ku dhex maray caasimadda Afghanistan ee Kabul iyagoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka amniga oo shaaciyey in madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor uu ka qeyb gelayo shirka golaha wadatashiga Qaranka

Talaado: December 28, 2021 Wasiirka amniga ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa shaaciyey in madaxweynaha Galmudug…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Badbaado Qaran oo laga saaray Wadada Maka Al-mukarama iyo Xerooyin Cayiman oo la geeyay

Talaado: December 28, 2021 Waxaa saakay is badal ku yimid Howlgalkii Ciidamada badbaado Qaran ee xalay soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Beelo Walaalo ah oo ku dagaalamay G/Hiiraan oo maanta heshiis gaaray

Talaado: December 28, 2021 Waxaa maanta heshiid xabad joojin ah kala saxiixday beelo walaalo ah oo wada…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada Dhuusamareeb oo dhawaan marti gelindoonta shirweynaha dhaqanka waxgaradka Galmudug

Talaado: December 28, 2021 Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Salaadiin,…

Posted in WARARKA MAANTA

Masaajid ku yaala Faransiiska oo la xiray kadib markii imaamka masaasjidkaa uu ka jeediyay khudbad uu ku ‘difaacayay jihaadka

Talaado: December 28, 2021 Masaajid ku yaal gobolka Oise ee waqooyiga Faransiiska ayaa loo xiray kadib markii…