Author: QOL Contributor
Al-Shabaab oo sheegtay inay si buuxda ula wareegeen deegaanka Yaaq-Raar oo u dhow Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo
Isniin: December 20, 2021 Al-Shabaab ayaa sheegtay inay si buuxda ula wareegeen deegaanka Yaaq-Raar oo u dhow…
Saraakiil ka tirsan amniga Israa’iil oo shaki ka muujiyay awoodda ay u leeyihiin weerar ay ku qaadaan Nukliyeerka Iran
Isniin: December 20, 2021 Iyadoo Israa’iil ay ku hanjabtay inay burburin doonto barnaamijka Nukliyeerka ee Iraan haddii…
Ciidanka Booliiska Puntland oo soo af-jaray hawlgal ka dhan ah kooxaha ka shaqeeya isticmaalka iyo ka ganacsiga Khamriga iyo Xasiishka.
Isniin: December 20, 2021 Ciidanka Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa gelinkii dambe ee xalay soo af-jaray…
Rooble oo sheegay inay xaliyaan cabashada laga qabo doorashada
Isniin: December 20, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in mar walba ay…
Ciidamada Suudaan oo xiray waddooyinka ka hor dibadbaxyada la qorsheeyay
Isniin: December 20, 2021 Ciidamada ammaanka ee caasimadda Sudan ee Khartoum ayaa xiray waddooyinka waaweyn ka hor…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo beeniyay wararka ku saabsan
Isniin: December 20, 2021 Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareeen, ayaa beeniyay wararka ku saabsan…
Madaxweynayaasha Galmudug oo iska fogeeyay in uu boobay doorashada
Isniin: December 20, 2021 Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafatagareen) ayaa sheegay in mar…
Maxaa looga hadlayaa shirka ka furmay Pakistan oo ay ka qeybgalayaan 60 dal oo muslim ah?
Isniin: December 20, 2021 Wakiilo ka kala socda ku dhawaad 60 dal oo Muslim ah ayaa ku…
Dibadbaxyada dalka Sudan oo mar kale soo laba kacleeyey
Isniin: December 20, 2021 Boqolaal kun oo shacab ah ayaa is qabsaday waddooyinka caasimadda Sudan ee Khartoum,…
Tirada dadka ku dhintay duufaanta Filibiin ku dhufatay oo korortay
. Isniin: December 20, 2021 Ugu yaraan 169 qof ayaa hadda la og yahay inay dhinteen ka…
Senator Manchin oo dharbaaxo siyaasadeed qabadsiiyay Biden
Isniin: December 20, 2021 Dhabarjab weyn oo siyaasadeed ayaa soo gaaray madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, kaddib marki…
Cabsi laga qabo in dagaal loo adeegsado hubka Nukliyeerka uu dhexmaaro Pakistaan iyo Hindiya
Axad: December 19, 2021 Ra’iisul wasaaraha dalka Pakistan Imran Khan ayaa sheegay in haddii Hindiya ay weerar…