Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Gobolada Waqooyi.

Axad: December 19, 2021 Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta lagu qabtay doorashada kuraas ka mid…

Posted in WARARKA MAANTA

‘Haddii aad halkan wax ka cunayso, ogow jiir ayaa kula cuni doona’

Axad: December 19, 2021 Diem Boyd waxa ay fadhiday bannaanka makhaayad ku taal xaafadda Greenwich ee caanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Senate-ka oo ansixiyay danjiraha cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya

Axad: December 19, 2021 Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa ansixiyay in Larry Edward Andre, Jr. uu noqdo Safiirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Facebook-ga General Odowaa oo ‘burcad’ dhanka Internet-ka ah la wareegtay

Axad: December 19, 2021 Sida ay qortay wakaaladda Wararka ee SONNA, bogga rasmiga ee uu Facebook ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Afhayeenka xukuumadda oo fafaahinaya qodobadii looga hadlay shirka wada-tashiga qaran

Axad: December 19, 2021 Iyadoo doorashada Aqalka hoose ee Soomaaliya ay hareeyeen cabashooyin ka imaanaya dhinacyo kala…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Itoobiya oo dib ula wareegay magaalooyin cusub xilli TPLF ay sheegtay inay sameynayaan isbadel xeeladeysan

Axad: December 19, 2021 Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dib ula wareegeen magaalooyin badan oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka Soomaaliya oo “sharci darro” ku tilmaamay xil ka qaadistii maanta.

Axad: December 19, 2021 Guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka ee doorashooyinka Soomaaliya, Xuseen Maxamed Maxamuud Laki, ayaa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

WHO: Korona Fayraska cusub ee Omicron wuxuu gaaray 89 dal.

Axad: December 19, 2021 Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay in Korona fayraska Omicron uu hadda gaaray sagaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin labo isbuuc aasnaa oo dib Qabrigii Looga so Saaray:Dhacdo ‘layaab leh

Axad: December 19, 2021 Meyd qabri ku aasnaa muddo hal isbuuc ah ayaa lasoo saaray, ka dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Wufuudo caalami ah oo Maanta ku wajahan Baydhabo si ay uga qeyb galaan

Axad: December 19, 2021 Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa kusii qul qulaya wufuud kala duwan,…

Posted in WARARKA MAANTA

Villa Somaliya oo beenisay in Farmaajo Turkiga weeydiistay Diyaarado dagaal

Axad: December 19, 2021  Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa aad Baraha Bulshada loogu hadal haayay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shirka Iskaashiga Islaamka oo ka dhacaya Pakistaan

Axad: December 19, 2021  Wasiirka Arrimaha Wasaaradda Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali,…