Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Markabkii Ugu Horreeyey Oo Saaka Kusoo Xirtey Dekedda Garacad.

Axad: November 28, 2021 Waxaa oo saaka Axad ah Dekadda cusub Garacad ee Gobolka Mudug ee Maamulka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo qorsheynaysa inay doorashada ka soo wareejiso magaalada Beledweyne.

Axad: November 28, 2021 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheynsaysa in doorashada laga soo wareejiyo magaalada Beledweyne laguna…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Itoobiya oo toogasho ku dilay lix ka tirsan militariga Suudaan

Axad: November 28, 2021 Lix askari oo ka tirsana militarig Suudan ayaa Sabtidii lagu dilay weerar ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa looga hadlay shirweynihii Dalka Macedonia ay ku yeesheen Jaaliyadaha Galmudug ee Yurub.? [SAWIRRO]

Axad, 28 Nov 2021 [QARANIMO ONLINE] Magaalada Struga, ee ku taal Waqooyiga Macedonia, waxaa lagu qabtay  Shirwaynihii sanadlaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada Beydhabo oo maalintii labaad marti galineysa Doorashada Kuraas kamid Golaha shabacabka.

Axad: November 28, 2021 Guddiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in maanta la qaban doono kursiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabsi laga qabo in laga qaxo xaafadaha qaar ee magaalada Boosaaso iyo ciidanka PSF oo la soo dhoobay

Axad: November 28, 2021 Waxaa wali taagan oo aan xal laga gaarin khilaafka u dhexaya maamulka Puntland…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal wasaare Rooble oo ka hadlay cabashooyinka la xiriira doorashada Golaha Shacabka

Axad: November 28, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada oo hakiyay natiijada kursiga HOP#067 ee yaasiin farey.

Axad: November 28, 2021 Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021 ayaa soo saaray go’aan ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashada K/Galbeed oo ka hadlay sababta aysan u hakin doonin kursigii uu horay ugu fadhiyay Jawaari

Axad: November 28, 2021 Guddiga dorashada ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay sheegeen in maanta ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Askari ka tirsan ciidamada dowladda oo weeraray garoon kuna dilay dhowr cayaartooy

Axad: November 28, 2021 Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in shalay gelinkii dambe askari…

Posted in WARARKA MAANTA

Waxgaradka Mareexaan oo ka soo hor jeeda boob ay sheegeen in lagu sameeyey kursigoodii golaha shacabka ee HOP#054

Sabti: November 27, 202 Waxgaradka Mareexaan oo ka soo hor jeeda boob ay sheegeen in lagu sameeyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo xilalka u kala wareejiyay Wasiirada cusub ee Howlaha Guud iyo Xanaanada Xoolaha

Sabti: November 27, 202 Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed khadar ayaa xilalka u kala…