Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiisha Maraykanka oo aqoonsaday ninkii dadka dabbaaldagaya gaariga ku jiirsiiyey gobolka Wisconsin

Isniin: November 22, 2021 Ilo wareegyo ayaa warbaahinta Maraykanka u sheegay in Darrell Brooks uu ahaa ninkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Wada-tashiga Qorshe howleedka 2021-2022 oo ka furmay Magaalada Baydhabo eeKoonfur Galbeed

Isniin: November 22, 2021 Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maantay ka daah-furtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiisha Sudan oo xabsiga ka sii daayey siyaasiyiin rayid ah

Isniin: November 22, 2021 Saraakiisha Xukuma dalka Sudan ayaa xabsiga ka sii daayey siyaasiyiin rayid ah oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashada Galmudug oo hal maalin ku kordhiyay waqtiga is Diiwaangelinta musharixiinta Xildhibaanada

Isniin: November 22, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada dhuusamareeb ayaa sheegaya in Guddiga Doorashada Galmudug ay hal…

Posted in WARARKA MAANTA

Daawo Muqaalka BANDHIGA BUUGA DANJIRE WEST LONDON – AMB MAXAMED CALI NUUR AMERIKO

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya “ Dadka aan la tallaalin waxaa laga mamnuuci doonaa goobaha dadweynaha

Isniin: November 22, 2021 Shacabka Kenya ayaa loo diidi doonaa baararka, maqaayadaha, iyo gaadiidka dadweynaha wixii ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Muqdisho oo lagu ansixiyay Istiraatiijiyada Machadka Dawladda Hoose ee Sadexda sano ee soo socoto.

Isniin: November 22, 2021 Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maalinti labaad qabtay kulan lagu ansixinayay istiraatiijiyada Machadka Dawladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha ku-meel gaarka ah ee NISA Yaasiin Farey oo si rasmi ah isugu sharxay kursiga HOP67

Isniin: November 22, 2021 Taliyaha ku-meel gaarka ah ee NISA Yaasiin Cabdullaahi Farey ayaa si rasmi ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Faransiiska u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Isniin: November 22, 2021 Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa shalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal-yahan ka tirsan Xamas oo toogasho dhimasho leh ka fuliyey Qudus

Isniin: November 22, 2021 Dagaal-yahan ka tirsan ururka Xamas ee Falastiin ayaa toogasho ku dilay hal qof,…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaannada Soomaalida Kenya oo si kulul uga hadlay War kasoo yeeray

isniin: November 22, 2021 Xildhibaanka degmada Kamakunji oo ay xaafadda islii ka mid tahay ee magaalada Nairobi,…

Posted in WARARKA MAANTA

Taalibaan oo sharci cusub ku soo rogtay gabdhaha saxafiyiinta ah

isniin: November 22, 2021 Sharci cusub oo ay soo rogtay Taalibaan , ayaa haweenka looga mamnuucay inay…