Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Deni oo safar ku tegaya magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar.

Isniin: November 22, 2021 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo  safar ku tegaya magaalada Qardho ee Xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqasho rasmi ah ku jooga Turkiga

Isniin: November 22, 2021 Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen.Odawaa Yuusuf Raage ayaa Booqasho rasmi ah oo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaya kursiga hop104 ee deegaan doorashadiisu tahay Galmudug oo sheegay in loo diiday warqadihii

Isniin: November 22, 2021 Qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaya kursiga hop104 ee deegaan doorashadiisu tahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil oo ka hor timid kiiska maxkamadda ciidamada qalabka sida.

 Axad: November 21, 2021    Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax ayaa ka hadashay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Gollaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad oo gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug

 Axad: November 21, 2021    Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalle Cawad ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane oo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey

 Axad: November 21, 2021    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa bahda waxbarashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Weeraro loo adeegsaday 14 diyaarad oo drone ah oo lagu qaaday Sacuudi Carabiya

 Axad: November 21, 2021    Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa Sabtidii sheegay inay 14 diyaarad oo drone…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdullahi Keynaan “200 neef oo lo’ ah ayaa iga dhimatay muddo bil gudaheed’

 Axad: November 21, 2021     Cabdullahi Keynaan oo kamid ah xoola dhaqatada ku nool degmada Dhoobley ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubaland oo ka hadashay weerar ay Shabaab ku qaadeen Xerada Milatari ee Dhoobley

Axad: November 21, 2021    Dagaalyahanno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saqdii dhexe weerar ku qaaday saldhig…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha degmada Warta Nabadda oo konton booyadood oo biyo ah ay ugu deeqday dadka ay abaaruhu saameeyeen

Axad: November 21, 2021   Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo ayaa sheegaya in Guddoomiyaha degmada Warta Nabadda ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Dubbe “ Xaqiiqdii Geerida Cabdicasiis Afrika waxay ahayd mid aad ii taabatay oo aan dareemay”

Axad: November 21, 2021   Waxa aanu sagootinay Cabdicasiis Afrika, Agaasimihii Radio Muqdisho. Salaatul Janaazadiisa waxa nagu hoggaaminayey…

Posted in WARARKA MAANTA

Haween dhameeyay barashada harqaanka oo Dhuusamareeb loogu soo gaba gabeeyay

Axad: November 21, 2021   Wasiiro ka tirsan Galmudug ayaa ka qayb galay munaasabad lacago iyo qalab kale…