Author: QOL Contributor
Mareykanka oo qariyay duqeyn dhimasho geysatay oo uu ka fuliyay Suuriya
Axad: November 14, 2021 Militeriga Mareykanka ayaa qariyay duqeyn uu ka fuliyay dalka Suuriya oo ay ku…
Weriye caan ah oo ka howlgala teleefishinka Al Jazeera oo la xiray
Axad: November 14, 2021 Warbaahinta Al Jazeera ayaa sheegtay in laamaha amniga Suudaan ay xireen madaxii xafiiska…
Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Magaalada Burco.
Axad: November 14, 2021 Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa shil gaari oo xalay ka dhacay deegaanka…
Isbaheysiga Taageera Ciidamada Dowladda Yeman oo ku dhawaaqay in ay dileen Xuutiyiinta
Axad: November 14, 2021 Isbaheysiga Taageera Ciidamada Dowladda Yeman ayaa ku dhawaaqay in 24-kii saac ee lasoo…
Dad mudaaharadayaal ah oo lagu dilay Suudaan
Axad: November 14, 2021 Dad Goob joogayaal ah iyo kooxaha gurmadka degdega ah ayaa sheegay in 5…
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo si geesnimo leh uga hortagay weeraro ay maleeshiyada Al-Shabaab damacsanaayeen
Axad: November 14, 2021 Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa si geesnimo leh uga hortagay weeraro ay maleeshiyada…
Boqor Buurmadaw oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho
Axad: November 14, 2021 Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaaray boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur Madow) oo si…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo war cusub ka soo saartay doorashooyinka dalka dhammeystirka mida Aqalka Sare
Axad: November 14, 2021 Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa war cusub ka soo saartay doorashooyinka dalka ee…
Jubaland oo sheegtay in khilaafka siyaasadeed uu sababay in gargaarkii gaari waayo deegaannada qaar
Axad: November 14, 2021 Maamulka Jubaland ayaa sheegay in khilaafka siyaasadeed ee ka taagan gobolka Gedo uu…
Rooble oo loogu Hambalyeeyay Guusha uu ka gaaray dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare.
Axad: November 14, 2021 Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare…
AM M oo ka hadashay goobta lagu fulin doono xukunka dilka ah ee lagu riday askartooda.
Axad: November 14, 2021 Howlgalka AMISOM ayaa ka hadlay xukunada kala duwan ee isugu jiray toogasho iyo…
Booliiska Garoowe oo bartamaha magaalada ku qabtay gaari maarked ah oo khamri sida iyo laba nin oo watay.
Axad: November 14, 2021 Booliiska caasimadda Garoowe ayaa bartamaha magaalada ku qabtay gaari maarked ah oo khamri…