Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

 Isniin: November 1, 2021 Garoowe: 01 November 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha oo Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya kala hadlay dhibaatada haysata Somalida joogta Turkiga

 Isniin: November 1, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo joojisey goor dhawayd madal uu ka hadli lahaa Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Federaalka Cirro

Isniin: November 1, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada garoowe ayaa sheegaya in caawa maamulka Puntland uu  joojiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Muqdisho oo lagu aasay 7-dii qof ee 10-kii bishii Agoosto ay ciidamada AMISOM ku laayeen deegaanka Golweyn

Isniin: November 1, 2021  magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu aasay meydadka 7-dii qof ee 10-kii bishii Agoosto…

Posted in WARARKA MAANTA

Jabhadda mucaaradka Oromiya oo sheegtay inay dowaladda kala wareegeen magaalooyiin

Isniin: November 1, 2021 Hogaamiyaha jabhadda xoreynta Oromiya ee loo soo gaabiyo OLA ayaa BBC u sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxwaynaha deegaanka Soomaalida oo kulan la yeeshay saraakiisha amniga

Isniin: November 1, 2021 Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxummed Cumar ayaa maanta kulan la qaatay…

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasimayaasha waaxyaha Dowlada dhexe iyo Dowlada Goboleedyada oo hay’adda UNDP Tababar u furtay

Isniin: November 1, 2021 Agaasimayaasha waaxyaha Maamulka iyo Maaliyadda,Qorshaynta iyo Tababarada iyo Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Korneel C/llaahi oo ka tirsanaa NISA oo sheegay in NISA ay keensatay Qalab qal qal galinaya Doorashada

Isniin: November 1, 2021 Korneel C/llaahi Cali Macow oo ka tirsan Saraakiishii hore ee NISA ayaa shaaciyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Mucaaradka Ethiopia oo guulo sheegtay iyo Abiy oo baaq diray

Isniin: November 1, 2021 Laba jabhadood oo mucaarad ah oo dagaal kula jira dowladda dhexe ee Itoobiya…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiga talada Japan haya oo mar kale ku guulaystay doorashadii shalay dalkaas ka dhacday.

Isniin: November 1, 2021  R/wasaaraha dalka Japan Fuumiyo Kishida ayaa sheegtay inuu guul ka gaaray doorashadii guud…

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan oo baajiyey ka qeybgalkiisa shirka COP26 ee cimilada adduunka oo ka dhacaya UK

Isniin: November 1, 2021  Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta baajiyey ka qeybgalkiisa shirka COP26 ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaanada reer Uganda oo aan qaadan tallaalka cudurka Corona oo loo ogolaan doonin inay galaan dhismaha baarlamaanka

Isniin: November 1, 2021 Xildhibaanada reer Uganda ee aanan qaadanin tallaalka ka hortagga cudurka Corona ayaanan loo…