Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Kismaayo oo laga dhisayo Wadooyin muhiim ah iyo horumarinta waddo cusub oo la bilaabay.

Isniin: November 1, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Maamulka Dowladda Hoose ee magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Mahdi Guuleed oo ku guuleystay kursigii ugu horreeyey ee Golaha Shacabka doorasho ka dhacday xarunta dugsiga tababarka.

isniin: November 1, 2021 Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ku guuleystay kursigii ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Kenya oo toogtay Nin ay ku raadjoogeen.

isniin: November 1, 2021 Ciidamada Waaxda dambi baarista dalka Kenya ee DCI-da ayaa sheegay in laamaha Amniga…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashadii ugu horreysay ee aqalka hoose ee Soomaaliya oo maanta bilaabmeysa

isniin: November 1, 2021 Waxaa maanta la filaya in magaalada Muqdisho lagu doorto kuraastii ugu horreysay ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay koox burcad ah iyo xubno ka tirsan Al-shabaab

. isniin: November 1, 2021 Ciidamada booliska ee maamulka Puntland ayaa xalay howlgal waxaa ay ka sameeyeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo sheegay inuu horumarinayo siyaasadiisa ku aadan la dagaalanka Al-shabaab

isniin: November 1, 2021 Kaaliyaha amniga ee madaxweynaha Maraykanka, Taliyaha AFRICOM General Stephen Townsend, iyo Kaaliyaha Xoghayaha…

Posted in WARARKA MAANTA

13 Qof oo ku dhaawacantay shil tareen oo ka dhacay Uk.

isniin: November 1, 2021 Booliska ingiriska ayaa sheegay in ugu yaraan 13 qof uu dhawac kasoo gaaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy oo soo saaray farriin guul-darro iyo Tigrayga oo qabsaday magaalo kale

isniin: November 1, 2021 Ciidamada Tigray-ga ayaa Axaddii ku dhowaaqay inay qabsadeen magaalo muhiim ah oo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor oo mar kale ugu baaqay Ahlu Sunna in hubka dhigaan isna dhiibaan

isniin: November 1, 2021 Ciidamada dowlada federaalkka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa dhawaan dagaal dhiig badan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Macron oo Raysal wasaraha Australia ku eedeeyey y in uu ‘beenaale’ yahay

isniin: November 1, 2021 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Australia Scott Morrison uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku qaabilay x Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federaal

isniin: November 1, 2021 Madaxweynaha Puntland Sidiid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Booliska iyo kuwa daraawiishta Puntland oo howlgallo kala duwan ka sameeyeen Wadooyinka

Axad: October 31, 2021  Ciidamada Booliska iyo kuwa daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay howlgallo kala…