Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidanka xoogga Somaliya oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Guriceel

Axad: October 31, 2021 Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janeraal Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan Taliyaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka oo shir guddoomiyay kulanka Isbuuclaha ee Wasaaradda

Sabti: October 30, 2021 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Olole lagu beegsanayo Ganacsatada Soomaalida oo ka billowday magaalada Ankara ee Dalka Turkiga

Sabti: October 30, 2021 Dhawrkii sano ee lasoo dhaafay, fagaaraha Kizilay ee ku yaalla bartamaha magaalada Ankara…

Posted in WARARKA MAANTA

Dabley hubeysan oo caawa ku dilay magaalada Cape-town Wiil Soomaalida ah

Sabti: October 30, 2021 Wararka ka imaanaya caawa dalka K/afrika oo Noqotay kawaanka dhalinyarada soomaaliyeed ayaa sheegaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal u dhaxeeya Taalibaan iyo Daacish oo ka socdabariga Afghanistan

Sabti: October 30, 2021 Dhowrkii maalmoodba, meydad ayaa lagu daadiyaa duleedka magaalada Jalalabad ee bariga Afghanistan. Qaar…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo Madaxda Boqortooyada Sacuudiga kala hadlay dhoofka Xoolaha Soomaaliya

Sabti: October 30, 2021 Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Federalka Soomaaliya, Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka heer federaal oo gaaray magaalada Garoowe

Sabti: October 30, 2021 Wararka imaanaya magaalada garowe ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka heer federaal ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo beeniyay in ay taageeraan Kooxda Ahlu-Sunna

Sabti: October 30, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni…

Posted in WARARKA MAANTA

Abaarta ka jirta Waqooyi Bari Kenya oo halis ku ah nolosha aadanaha iyo Xoolaha

Sabti: October 30, 2021 Qeylo dhaan ba’an, ayaa waxey kasoo baxeysaa deegaanada Reer Guuraaga ee Soomaalida ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Iran oo weerar diyaarado drone ku qaaday saldhig ay ciidamada Mareykanka ku leeyihiin koonfurta Syria

Sabti: October 30, 2021 Iran ayaa ka dambeysay weerar loo adeegsaday diyaarado drone ah oo toddobaadkii tegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maryakanka oo ciidamada Sudan ugu baaqay in aanay dadka Afgembiga diidan gacan adag kala hor tegin

Sabti: October 30, 2021  Ciidamo hubeysan ayaa la soo dhoobay waddooyinka caasimadda Sudan ee Khartoum iyadoo isgaarsiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Biden oo Rajeynaya in Qorshihiisa Dhaqaale ay Koongareesku Ansixiyaan

Sabti: October 30, 2021  Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Khamiistii shalay daah-rogay qorshe cusub oo 1.75 trillion…