Author: QOL Contributor
Waxaa goor dhawayd garoonka Muqdisho ka duulay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka n Rooble oo ku sii Jeeda Qadar.
isniin: October 4, 2021 Waxaa goor dhawayd garoonka Muqdisho ka duulay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday oo goor dhawayd gaaray magaalada Addis Ababab
isniin: October 4, 2021 waxaa goor dhawayd magaalada Addis Ababab gaaray Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday, Maxamed Cabdullaahi…
Ciidamada Haramcad oo saakay mar kale laga dajiyay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug
isniin: October 4, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka imaanaya garoonka Ugaas Qaliif ee magaalada Dhuusamareeb ee…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Casuumaad ka helay Dalka Qatar Villa Somaliya oo aad uga carootay.
. isniin: October 4, 2021 Wararka ka imaanaya Xafiiska Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed…
Magaalada Jowhar oo lagu wado in lagu qabto doorashada labadii kursi ee ugu dambeeysay Aqalka sare saakay
isniin: October 4, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa sheegaya in saakay lagu…
Degmada Baraawe ay noqon doonto goobta ugu horreeysa ee lagu qabto doorashada Golaha Shacabka
isniin: October 4, 2021 Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay xilligaan u diyaar garoobeeyso…
Sheekh Xasan Daahir Aweys “ waxaan soo jeedinaa in lala dagaalamo kooxda Ahlu Sunna
isniin: October 4, 2021 Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xabsi guri ku jira ayaa ka hadlay xaalada…
Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo saakay laga dareemayo magaalada Dhuusamareeb iyo cabsi dagaal oo jirta
isniin: October 4, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in saakay magaladaas…
Wax garad Heshiis ka gaaray colaad ka taagan deegaano ka tirsan Gobolka Sool
isniin: October 4, 2021 Wararka ka imaanaya Magalada laascaanood ayaa sheegaya in Guddi ka kooban odayaal iyo…
Ku dhawaad 10 Qof oo ku geeriyootay diyaarad ku burburtay Dalka Talyaaniga.
isniin: October 4, 2021 Degaanka Lombardia wararka laga helaayo ayaa sheegaya in diyaarad ay halkasi kuburburtay ayna…
Maxaan ka ognahay diyaarada ciidan ee ugu weyn caalamka ee uu Mareykaku ku dhaarto?
isniin: October 4, 2021 Ciidanka Cirka ee Mareykanka, ee loo yaqaanno (USAF), waxaa uu ka mid yahay…
Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday farmaajo oo saakay u safri doona Itobiya
isniin: October 4, 2021 Wararka ka imaanaya Villa Somaliya ayaa sheegaya in goor dhaw uu Safar u…